Month: December 2020
Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Ra’iisal Waasaraha Soomaaliya Iyo Madaxda Maamul Gobolleedka Punland Ee Garoowe
Araweelo News Network. Garoowe(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo ku sugan Magaalada Garoowe ee xarunta Maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenka Axmed Cilmi
US discusses situation in Tigray region, Eritrean troops supporting Abiy invasion
Araweelo News Network. #Tigray TPLF leaders say they are still fighting on various fronts Washington(ANN)- The situation in Ethiopia’s #Tigray region has deteriorated, with fighting still raging in the area, which federal government forces say was seized weeks ago.
RIft Valley Institute writes a book on Dr. Adan Yusuf’s struggle
Araweelo News Network. Dr Adan Yusuf Abokor, has touched many peoples’ lives in profound ways. His place in the history of Somaliland deserves to be recognized and his life celebrated. This is the opening text of a contributed to
Somaliland Madxafka Ururinta Iyo Kaydinta Taariikhda Oo Albaabada Loo Furay
Araweelo News Network. #Hargeysa(ANN) Masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda #Somaliland, ayaa Albaabada u furay xarunta ururinta iyo kaydinta Taariikhda iyo dhaqanka dalka #Jamhuuriyadda Somaliland oo laga hirgeliyay badhtamaha magaalada Hargeysa. Xaruntaa oo ay maanta xadhigga ka jareen masuuliyiinta ka socotay
Somaliland: Xisbiga WADDANI Ee Mucaaradka Oo Ka Dayriyay Xaaladda Xabsiyada Iyo Saldhigyada Dalka
Araweelo News Network. Warxinta waxa laga soo ururiyay 16 goobood oo isugu jira xabsiyo iyo saldhigyo Somaliland ah Harrgeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi, ayaa ka dayriyay xaaladda xabsiyada Somaliland iyo saldhigyada oo ay sheegeen in baadhitaan ay sameeyeen kaddib kasoo
Dawladda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Ku Yaboohday 190 Milyan Oo Doolar Iyo Deeq Talyaanigu Ku Wareejiyay
Araweelo News Network Muqdisho(ANN)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku yaboohday deeq dib loogu dhisayo Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraceeda Gahayr, taas oo lagu qiimeeyay nashqadaynteeda 190 Malyan oo Doolar. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo
Why did Somaliland just suspend cooperation with the UN?
Araweelo News Network. By Robert Kluijver The government may be calling the UN’s bluff, but while it engages in this high stakes contest, many ordinary people are fed up. On 25 October, authorities in Somaliland suspended their relations with the
Somaliland: Xukun Ciqaab Ah Iyo Mag-dhaw Lagu Riday Nin Gabadh Yar Kufsaday
Araweelo News Network. Caynabo (ANN)-Maxkmadda gobolka Saraar ayaa xukun iyo mag-dhaw ku riday Nin lagu eedeeyay inuu gabadh yar oo 15 jir ah ku kufsaday Degmada Ceelal ee gobolka Saraar. Garsooraha maxkamadda gobolka Saraar, ayaa sheegay markii uu xukunka
Ethiopia: Amhara Colonial Resurrection and Overriding Challenges
Araweelo News Network. #Ethiopia: #Amhara Colonial Resurrection and Overriding Challenges By. Ibrahim Hassan Gagale The #Abyssinians, who invaded from far #North of #Ethiopia and annexed Cushitic lands in the 19th century, colonised and brutalised original, native Cushitic peoples of Ethiopia