Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: January 2021

Total 99 Posts

Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Oo Murrugo Ka Muujiyay Dadka La gu Laayay Beled-xaawo Oo Uu KU Tilmaamay Xasuuq Loo Geysatay Qoysas Shacab Ah

Araweelo News Network.   “Kuwa Guddida Sheeganayay Ee Lahaa Beled-xaawo Dhibaato Kama Dhicin Waxaan Leenahay Kaalaya arka xasuuqa dhacay.”Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya  Beled-xaawo(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa wefdi u dirtay magaalada Bedel-xaawo ee kulaalay xadka ay Soomaaliya la wadaagto dalka Kenya,

Warqad Furan Oo Ku Socota Guddomiyaha Xisbiga Waddani

Araweelo News Network. Warqad  Ku Socota Guddomiyaha Xisbiga Waddani W/Q  Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Waddani waa xisbiga ugu waqtiga yar marka la eego xisbiyadda imika dalka ka jira ee Kulmiye iyo Ucid, waxaana la asaasay sannadii 2012, xiligaas oo uu ka

Ethiopia Tigray ma sigaaray uga damqatay?

Araweelo News Network. By. Abdirahman Ismail Nouh Kaddib dagaalkii waqooyi ee Dawladda Itoobiya ku sifeysay saraynta sharciga, waxaa maalin kasta qaylo dhaan, dhaliilo iyo warbixino kala duwan soo jeedinaya dalalka ugu tunka culus iyo ururada calamiga ah. Dhamaan xogaha hoos

Maraykanka Oo Uga Digay Eritrea In Ciidamadeedu Kusii Jiraan Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia

Araweelo News Network. Maamulka Cusub ee Maraykanka Joe Biden  Oo Ka Digay Dagaalka Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia Washington(ANN)-Xukuumadda Dalka Maraykanka ee Madaxweyne Joe Biden, ayaa dawladda Eritrea ugu baaqay in ay deg deg ugala baxdo ciidamadeeda ku jira gobolka

Soomaaliya Oo Djibouti Ugu Baaqday In Raaligelin Laga Bixiyo Warbixinta Laga Soo Saaray Khilaafkii U Dhexeeyay Kenya

Araweelo News Network. #Kenya dhankeeda ka hadashay warbixinta ka cadhaysiisay Soomaaliya   Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, ayaa ganafka ku dhifatay go’aan ay soo saareen guddida Urur goboleedka IGAD u saareen khilaafka labada dal ee Kenya iyo Soomaaliya. Wasiirka warfafainta

Xukuumadda Ethiopia Oo Ka Hadashay Hubanti La’aanta Ra’iisal Wasaare Abiy Iyo Farriin Laga Soo Weriyay

#Ethiopia: Farriin Laga Soo Weriyay Ra’iisal Wasaare Abiy Iyo Xisbigiisa Oo Ka Hadlay Wararka Laysla dhexmarayo Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa ka hadashay wararka maalmihii u danbeeyay sida weyn ugu faafay dunida ee la xidhiidha hubanti la’aanta halka uu ku

Somaliland Iyo Denmark Oo Ka Wada Hadlay Arrimo Muhiim Ah

Araweelo News Network.   #Somaliland: Kulan Albaabada Loo Xidhay Madaxweyne Biixi Iyo Ambassador Ole Thonke Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay safiirka dalka Denmark ee Soomaalida, Ambassador  Ole Thonke oo booqasho ku

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Bilawga 32 Dugsi Oo Dalka Laga Hirgelinayo

Araweelo News Network. #Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Bilawga 32 Dugsi Oo Dalka Laga Hirgelinayo Hargeysa(ANN)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa daahfuray dugsiyo uu sheegay in ay wasaarad ahaan dalka ka hirgelinayan dhismayaashooda,

Xamse Khayre Oo Ka Mid Ah Murrashaxiinta Ku Dhololaya Hanashada Kuraasta Gollaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshihiisa

Araweelo News Network #Xamse Khayre Oo Ka Mid Ah Murrashaxiinta Ku Dhololaya Hanashada Kuraasta Gollaha Wakiiladda Somaliland Oo Ka Hadlay Qorshihiisa Hargeysa(ANN)-Guddoomiyihii Kaanbaynka Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, doorashadii Madaxtooyadda Somaliland ee 2017, Xamse Khayre oo sidoo kale ka mid ah

Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Murrashaxnimada Gollaha Wakiiladda Ee Garyaqaan Barkhad Batuun Oo Xisbiga WADDANI Ah

Araweelo News Network. #Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Taageeray Murrashaxnimada Gollaha Wakiiladda Ee Garyaqaan Barkhad Batuun Oo Xisbiga WADDANI Ah Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa taageeray Afhayeeka xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, Garyaqaan Barkhad