Month: February 2021
Ethiopia Oo Weli Waajahaysa Cannaan Caalami Ah Iyo Cabsida Xaaladda Soomaaliya Ee Gobolka
Araweelo News Network. #Ethiopia Oo Weli Waajahaysa Cannaan Caalami Ah Iyo Cabsida Xaaladda #Soomaaliya Ee Gobolka #Amnesty International Oo Ku Baaqday Baadhitaan Madax-banaanXasuuqa Gobolka #Tigray By. Arraale M Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Ethiopia, ayaa waajahaysa cannaan caalami
Somaliland Currency added to the list of Currencies of more than 180 Countries in the World
Araweelo News Network. #Somaliland @urrency added to the list of Currencies of more than #180 @Countries in the# World Somaliland currency has been added to the list of currencies of more than 180 countries, with Somaliland currency at
Siyaasiyiinta Madasha Murrashaxiinta Maxay Ka Yidhaahdeen Natiijada Kulan Dheer Oo Ra’iisal Waasaraha Dhexmaray
Araweelo News Network. Siyaasiyiinta Madasha Murrashaxiinta Maxay Ka Yidhaahdeen Natiijada Kulan Dheer Oo Ra’iisal Waasaraha Dhexmaray Muqdisho(ANN)-Midawga Murrashaxiinta, ayaa ka hadlay waxa ay ka wada hadleen ra’iisal wasaare Rooble oo kulan dheer oo saacado qaatay ay yeesheen. Siyaasiyiinta mucaardka ee
Somalia: Kulan Dhexmaray Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Midawga Murrashaxiinta Ee Ku Balansanaa Mudaharaadka
Araweelo News Network. Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Rooble Iyo Midawga Murrashaxiinta Ee Ku Balansanaa Mudaharaadka? Muqdisho(ANN)-Xukuumadda xilligeedu dhammaadat ee Soomaaliya, ayaa kulan la yeetay kooxda siyaasiyiinta mucaardka ee la baxay Midawga murrashaxiint, kuwaas maalinta beri ee Jimcaha hore ugu baaqay
Somaliland: Judicial intimidation of lawyers is undermining the rule of law
Araweelo News Network. #Somaliland@Horizon Institute Statement on Judicial Intimidation of Lawyers in Somaliland. The #Horizon@Institute has warned of intimidation and harassment of lawyers in Somaliland and warned that these issues could affect the rule of law. The freedom
Puntland Oo Shuruudo Cirka Ku Laalay Dedaalka Beesha Caalamka Ku Xidhay Shirka Loogu Baaqay
Araweelo News Network. #Puntland Oo Shuruudo Cirka Ku Laalay Dedaalka Beesha Caalamka Ku Xidhay Shirka Loogu Baaqay #Garoowe(ANN)-Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, ayaa ka hadlay mawqifkiisa shirka uu ku baaqay Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Soomaaliya. Maamulka xaruntiisu tahay Garoowe, ayaa
Somalia: Maxaa Kasoo Baxay Kulan Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Dhexmaray?
Araweelo News Network. Somalia: Maxaa Kasoo Baxay Kulan Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Wakiillada Beesha Caalamka Dhexmaray? Muqdisho(ANN)-Ra’iisal wasaaraha dawladda Federaalka ee xilligeedu dhammaaday, Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan albaabada loo xidhay kula yeeshay xafiiskii diblamaasiyiin kas socotay daneeyayaasha
Beesha Caalamka Oo Digniin Culus U Dirtay Hoggaamiyaasha Ku Muransan Xaaladda Soomaaliya
Araweelo News Network. Beesha Caalamka Oo Digniin Culus U Dirtay Hoggaamiyaasha Ku Muransan Xaaladda Soomaaliya Nairobi(ANN)-Daneeyayaasha arrimaha Soomaaliya ee la baxay Beesha Caalamka, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaanay ee khilaafka Siyaasada Soomaaliya. Bayaan ay soo saareen koooxda la baxay
Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Ka Digtay Baaqa Mudaharaadka Mucaaradka
Araweelo News Network. Xukuumadda Federaalka Ee Soomaaliya Oo Ka Digtay Baaqa Mucaardkau Ku Balameen Mudaharaadka Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee xilligeedu dhammaaday, ayaa ka digtay isu soo bax ay mucaardku ku baaqeen maalinta Jimcaha ee 26 February 2021. Wasiirka amniga ee
Maraykanka Oo Digniin U Diray Hoggaamiyayaasha Soomaalida
Araweelo News Network. Maraykanka Oo Digniin U Diray Hoggaamiyayaasha Soomaalida New York(ANN)-Maraykanka, ayaa ugu baaqay hoggaamiyayaasha Soomaaliya in la sameeyo rabshado dhiig ku daato oo khalkhaliya amniga, isla markaana mugdi geliya mar kale dalka Soomaaliya. Richard Merrill Mills Jr. oo ah Wakiilka dowladda