Month: April 2021
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Oo Ka Hadlay Dagaal Ka Dhacay Madaarka Muqdisho Iyo Xaaladda Amniga Ee Kacsan
Araweelo News Network. #Muqdisho (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha xukuumadda khilaafku hadheeyay ee Federaalka #Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la yeeshay Hay’addaha dhanka amniga, kadib khilaafka sii kordhaya oo sababay in xaaladda amaanka ee Muqdisho sii xumaato. Ra’iisal wasaare Rooble, ayaa kala
Somaliland: Go’aamo Kasoo Baxay Shirkii Gollaha Wasiirada Oo La Xidhiidha Xaaladda Geeska Afrika Iyo Arrimo Kale
Araweelo News Network. #Hargeysa(ANN)-Shirkii Gollaha Wasiirada #Somaliland, ayaa laga soo saaray go’aamo la xidhiidha Xaallada #Geeska #Afrika. Arrimaha Nabadgelyada Somaliland, #Doorashooyinka Iyo xannuunka #Coronavisrus. Shirka golaha wasiirada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, oo
IGAD Calls on Somali leaders to the negotiating table
Araweelo News Network. #Somali stakeholders to resolve the ongoing #political impasse. #Dialogue is an important process that provides space for confidence.” A press statement issued by the #IGAD. Somalia, Djibouti, (Dibouti) The Intergovernmental Authority on Development (IGAD) has warned of
Muqdisho: Agaasimhii Villa Somalia Oo Xilka Iska Casilay
Araweelo News Network. #Muqdisho, #Somalia, (ANN)-Agaasimihii Guud ee Madaxtooyadda dawladda Federaalka Soomaaliya, Dr. Nuur Diiriye oo ku magac dheer “Fuursade” ayaa sheegay in uu xilka iska casilay xilkii Agaasime ee Villa Somalia. Dr. Nuur Diiriye Xirsi (Fuursade), wuxuu
Chad rebels killed President Idriss Déby After Election Victory
Araweelo News Network. #Idriss #Déby confirmed #Election #Victory, but #Death he not Planned At This Time. Chad, N’Djamena (ANN)-Chadian President Idriss Déby, who won the country’s sixth election, has died a day after the results were announced. Deby
Somalia: Mucaaradka Oo Qaramada Midoobay U Diray Qayladhaan
Araweelo News Network #Somalia: Mucaaradka Oo Xulufaysanaya Maamul Gobolleedyada qaarkood oo Qaramada Midoobay U Diray Qayladhaan #Muqisho(ANN)-Kooxda siyaasiyiinta Mucaaradka ee la baxay Madasha badbaado qaran oo ay weheliyaan madaxda maamul gobolleedyada #Soomaaliya ee #Puntland iyo #Jubaland ayaa fariin u
Madaxweynihii Dalka Chad Oo Ku Baxay Gacanta Cadawgiisa Kadib Guushii Doorashada
Araweelo News Network #Millateriga Oo Wiilkiisu Hoggaaminayo ayaa Xukunka La wareegay 3Chad, #N’Djamena (ANN)-Madaxweynihii Dalka Chad,#Idriss #Déby oo ku guuleystey markii lixaad doorashooyinka dalka, ayaa geeriyooday maalin kadib natiijada guusha doorashada ee 79.3%, kuwaas oo ahaa natiijooyinkii ugu dambeeyay ee
Ethiopia: Waves of Ethnic Genocide
Araweelo News Network. Ethiopia: Waves of Ethnic Genocide #Addis Ababa(ANN)- A report warning of the wave of ethnic #genocide in #Ethiopia has been published in the Harvard Political Review, which discusses in depth the scourge of genocide in Ethiopia and
Somalia: Farmajo Receives Army Emergency Response from Nigeria
Araweelo News Network. #Somalia: #Nigerian# troops arrive in #Mogadishu #Mogadishu (ANN)-Nigeria has sent troops to #Somalia amid political turmoil in Mogadishu .A contingent of 144 police officers from Nigeria have arrived in Somalia to boost stabilization efforts in the country,
Siyaasadda Iyo Damiirka
Araweelo News Network. By. Abdinasser Ibraahim Siyaasadda Iyo Damiirka Sebankan siyaasaddu damiir xumaatay baahi weyn baan u qabnaa, wax ka ogaanshaha siyaasadda iyo damiirka xidhiidhka ka dhexeeya. Sidaas darteed ayaan qormadan si kor-ka-xaadis ah ugu sharxi doonaa; damiirka, siyaasadda iyo