Month: January 2023
Daacigii Weynaa Sheekh Ismaaciil Oo Lagu Aasay Magaalada Barakaysan, Doorkii Iyo Duruufihii Uu Dacwadda Lasoo Maray
Dukaankiisa Oo Camiran Ayuu Ka Dhaqaaqay Si Uu Dacwadda U Faafiyo Ilaa Uu Ku Guulaystay Hadafkiisii Araweelo News Network. Jeddah (ANN- Daacigii weynaa ee Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal oo ahaa Hoggaamiyaha Culimada Tabliiqiyiinta Qaarada Afrika, ayaa ku geeriyooday dalka
WADDANI: Cabdiraxmaan Cirro Oo Ku Tilmaamay Xaaladda Laascaanood Xasuuq Kuna Baaqay In Deg Deg Xal Nabadeed Lagu Raadiyo
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Murrashaxa Xisbiga WADDANI, ee Doorashada Madaxtooyadda, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ka digay xiisadda Laascaanood, wuxuuna ku dhaliilay Xukuumadda qaabka ay u waajahay xaaladda. Laxidhiidha: Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xiisadda Laascaanood Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi oo la
Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Xiisadda Laascaanood
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ku eeddaysay dilalka soo noq noqda ee xarunta gobolka Sool inay ka danbeeyaan kooxda Al-shaabab. Sidaana waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda arrimaha Dibadda, ayaa lagu sheegay in marka laga hadlayo