#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal saaka ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool oo sababay khasaare.
Warsaxaafeed kasoo baxay wasaaradda gaashaandhiga Somaliland, ayaa sheegtay in kooxaha huwanta ee Aragagixisada iyo maamulka Puntland weerar kusoo qaadeen fadhiisimada ciidanka Qaranka JSL ee gobolka Sool.
Wasaaradda Gaashaandhiga ayaa cambaaraysay weerakaa oo ay ku tilmaantay mid gardaro ah.
Sidaana waxa lagu sheegay war-saxaafadeed kasoo baxay wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axaddii maanta oo nuqul ka mid ah soo gaadhay Araweelo News Network.
Wasaaradda Gaashaandhiga Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay sheegtay in ay bogaadinay ciidanka Qaranka JSL, iyadoo dhinaca kale farriin u dirtay beesha caalamka iyo dalalka dariska.
War-saxaafadeedka dhammaystiran halkan ka akhri.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com
You must be logged in to post a comment.