“Annagu Waxaan Saarnayn Gaadhiga Madaxweynaha Ee Dorashada Ururada, Waxaase Jira…. “

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimo baddan oo si weyn saaxadda siyaasadda uga muuqda.

Sidoo kale, Maxamuud Xaashi, wuxuu ka hadlay arrimaha siyaasaddeed ee dalka ka jira, dagaalka Laascaanood, kala qaybsanaanta dhinaca siyaasadda ee ka taagan dalka iyo murranka arrimaha doorashooyinka.

Laxidhiidha: Guddoomiyaha KAAH Maxamuud Xaashi Oo Ka Jawaabay Heshiiska Dhexmaray Ururkiisa Iyo Xisbiga WADDANI

Siyaasiyaga Maxamuud Xaashi oo lagu waraystay Barnaamij Telefishanka Maxada Bannaan ee MMTV, waxa uu Weriye Maxamed Cabdi Sheekh (Maxamed Ilig) oo waraysigaa ku weydiiyay arrimo baddan.

Muuqaalkan Ka Daawo Waraysiga Qaybtii Labaad ee Waraysiga.

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com