#Araweelo_News_Network.

 

Hargeysa(ANN)-Kulan si weyn loogu faaqiday xaallada Dalka ee kasoo cusboonaatay ciidamada ku sugnaa aagga hore ee duleedka Laascaanood, ayaa ka qabsoomay Madaxtooyadda Somaliland.

Kulankaa oo ahaa mid xaasasi ah, ayaa laga hadlay arrimaha guuldarada ee shirqoolka la doonayay in lagu burburo ciidanka qaranka, taas oo keentay arrin murrugo ah.

Laxidhiidha: #Somaliland: Xukuumadda Oo Ka Hadashay Jaah-wareerka Wararka Dhiilada Ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi, Guuddomiyaha Gollaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan, Murrashaxa Xisbiga Cabdiraxmaan Cirro iyo masuuliyiin kale ayaa kale ayaa ka qaybgalay kulanakaa oo qaatay saacado baddaan.

Laxidhiidha: #Somaliland: Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Addag Uga Hadlay Xaalladda Dalku Galay

Kulanka kaddib waxay masuuuliyiintu la warbaahinta, iyagoo shaxaray waxa laga yeelayo xaaladda cusub ee kusoo korodhay Somaliland.

Muuqaalkan ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com