Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Warar

Total 6800 Posts

“Nabadda Aynu Haysano Qaarbaa ku Daaca-Qudhmay, Xaalad Deg-Deg Ah Waa Dalkaygu Nabad Maaha, Baashena Maradaa Ka Dhacday” Eng. Faysal Cali Waraabe

Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaaladda deg-dega ah ee xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Muuse Biixi todobaadkii hore u gudbisay labada gole, kuwaas oo  ganafka ku dhuftay in xaalada deg-deg ah

Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Sheegay In Guddoomiyaha WADDANI Looga Fadhiyo Xogta Uu Ka Hayo Dilka Labada Sarkaal

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ku dhaliilay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi in uu halkii uu la safan lahaa marka qaranka dhibaato soo gaadho uu la saftay cadawga qaranka. Wasiirku, wuxuu sheegay in

Somalialnd: Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Oo Ka Hadlay Bisha Barakaysan Ee ramadaan

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Jamhuuriyadda Somaliland Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, ayaa ka hadlay curashada Bisha barakaysan ee la filyo, wuxuuna sheegay in aan meelna laga arag  bisha Ramadaan, waxaanu shaaciyey in la dhammaynayo 30-ka Bishan Shabcaan 1440-ka oo ku

#Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Ka Waramay Dad Loo Qabqabtay Falkii Labada Taliye Lagu Khaarajiyay Iyo Gaadiid

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay inay ciidammada ammaanku gacanta ku soo dhigeen raggii fuliyay dilkii labada sarkaal oo uu sheegay in loo hayo saddex ka mid ahaa kuwii fuliyay iyo tobban Nin oo gacansiin iyo

Dalka Moroco Oo 422 Imaam U Diraya Dalalka Yurub

Casablanca (ANN)- Xukuumadda Dalka Moroco, ayaa qorshaysay in ay dalalka Yurub u dirto ku dhowaad shan boqol oo Imam si ay muslimiinta ku nool dalalkaa ugala qaybgalaan bisha barakaysan ee fooda inagu soo haysa cibaadada. Sida ay shaacisay maanta Wasaaradda

Guddoomiyaha WADDANI Oo Xukuumadda Uga Digay In Ay Dalka Kusoo Rogto Xukun Milateri Oo Aan Golayaashu Xalaalayn

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka Somaliland ee  WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ka digay in dalka lagu soo rogo xaalad deg-deg ah, wuxuuna mudanayaasha labada gole ee Baarlamaanka ku boggaadiyey go’aankii diidmada ahaa ee ay ka qateen arrintaa. Xaalda deg-dega ah

Madaxweynaha Somaliland Oo Madaxtooyadda Ku Qaabilay Safiirka Sucuudiga Maxay Kulanka Kaga Wada Hadleen

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka Sucuudiga u fadhiya Dalka aynu jaarka nahay ee Soomaaliya, Dr Mohammed Abdi-kani Khayat oo booqasho ku yimid Jamhuuriyadda Somaliland. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay qasriga

Somaliland: Meelmarinta Xeerka Xaaladda Deg-dega Ah Ee Xukuumaddu U Gudbisay Labada Gole Ee Baarlamaanka Oo Dhicisoobay

Hargeysa(ANN)-Kulan Labada gole ee Baarlamaanka Somaliland Guurtida iyo Wakiilada loogu yeedhay, ayaa dhicisoobay, kaas oo la doonayay in ay ku diidaan ama ku aqbalaan soo jeedinta  Xaalad Deg-deg ah ee Madaxweynuhu kusoo rogay deegamada gobolka Sanaag ee  Xeer Madaxweyne Lr.

Somalia: Wasiir Xilka Uu Ka Hayay Dawladda Federaalka Iska Casilay

Muqdisho(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Ee Xukuumadda Federalka Soomaaliya Dahir Mohamud Gelle, ayaa iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda. Mr. Geelle, waxa uu sidaa ku sheegay qoraal kooban oo uu maanta ku baahiyay bartiisa Twitter-ka, balse ma sheegin

Somaliland: Wasiirka Warfaafinta Oo Eedayn U Jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaardka Ee WADDANI

Hargeysa(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta Somaliland Maxamed Muuse Diiriye, ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha xisbiga WADDANI uu madmadow gelinayo diyaargarawga doorashooyinka Golaha Wakiilladda iyo Golayaasha deegaanka ee dalka, waxaanu caddeeyey in labada xisbi ee KULMIYE iyo UCID ay xaq u