TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: #Laascaanood

Total 3 Posts

Laascaanood: Laba Garaad Jaamac Oo Dhawaaqyo Kala Fog Ka Yidhi Collaada Gobolka

Jihada Nabadda Iyo Jidka Colaada Ee Laascaanood Mawaaqif Kala Fog Labada Garaad #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Labada Garaad ee wadaaga Magacyada, Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo ka mid ah Garaadada ugu tunka weyn madaxdhaqameedka gobola Sool,

Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee Uga Hadlay Xaaladda Laascaanood Iyo Joojinta Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga Magaalada Hargeysa kala qaybgalay munaasibadda Salaadda Ciidal Fidri, ayaa ka hadlay arrinta Magaaladda Laascaanood iyo collaada dhawrkii bilood ee u danbeeyay ka aloosnayd. ] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Kaga Jawaabay Soo Jeedinta Dublamaasiyiinta Beesha Caalamka Ee Xalka Dagaalka Laascaanood Iyo Arrimaha Doorashooyinka

Laascaanood: Arrimaha Xaasaasiga Ah Ee La Hordhigay Madaxweyne Biixi iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay waxyaabo ay isla qaateen dublamaasiyiinta shisheeye ee danaynaya arrimaha amaanka Somaliland ee xaaladda colaadda Laascaanood iyo arrimaha doorashooyinka

{ }Smiley face