TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Tag: somaliland

Total 9 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee Uga Hadlay Xaaladda Laascaanood Iyo Joojinta Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga Magaalada Hargeysa kala qaybgalay munaasibadda Salaadda Ciidal Fidri, ayaa ka hadlay arrinta Magaaladda Laascaanood iyo collaada dhawrkii bilood ee u danbeeyay ka aloosnayd. ] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo

Somaliland: Munaasibadda Daah-furka Qalabka Xakamaynta Shucaaca Taawaradda Isgaadhsiinta iyo Maamulka Hirarka

Araweelo News Network “Qalabku, Wuxuu Wax Ka Tarayaa Cabashadii bulshadda ee shucaaca Taawaradda”Wasiirka wasaaradda isgaadhsiinta iyo Tignoolajiyadda Somaliland Cabdiweli Sheekh Cabdillaahi Suufi, Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa hirgelisay adeeg casriya oo lagula soconayo Hirarka, ama Mawjaddaha Hawadda ee Isgaadhsiinta, isla markaana wax

Explosions Separate hit Dubai, Abu Dhabi ahead of first flight from Israel

Araweelo News Network The El Al plane is carrying US and Israeli officials   Abu Dubai (ANN)-At least two Explosions Separate hit Dubai, Abu Dhabi ahead of first flight from Israel. At least One person has been killed and several

Taiwan Envoy in Sweden Discusses Somaliland-Taiwan Friendship in Rare Interview

Araweelo News Network Stockholm‎(ANN)-Vincent Yao appeared on Sveriges Radio to discuss Taiwan-Somaliland relations, Hong Kong security law. Taiwan’s Representative to Sweden Vincent Yao (姚金祥) accepted an exclusive interview with Radio Sweden to discuss the establishment of representative offices between Taiwan

It’s time for a US Navy port call in Somaliland

By. Michael Rubin Araweelo News Network Op-Ed The White House lauded Taiwan’s July 1st decision to exchange diplomatic offices with Somaliland. While the United States does not formally recognize either state, both are pro-Western democracies standing up for liberal values

Maxaa Kasoo Baxay Kulankii Albaabada Loo Xidhay Ee Dhexmaray Madaxweyne Farmaajo Iyo Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ?

نتيجة اجتماع مغلق بين الرئيس فارماجو ورئيس جوبالاند أحمد مادوبي Araweelo News Network   Dhuusamareeb(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaaalka ah ee Soomalaiya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ku sugan magaalada Dhusamareeb, ayaa kulan gaar ah la qaatay Madaxweynaha maamul gobolleedka Jubbaland, Axmed Maxamed

Congresswoman Omar Turns her Back on Somaliland Sovereignty, Has Eyes Only for Her Somalia

Edwin Haroldson: SomTribune Israel was the first country to recognize Somaliland’s independence from the United Kingdom. Minnesota(ANN)-Democratic Minnesota Rep. Ilhan Omar gave a shout-out to the land of her birth, Somalia, in honor of its Independence Day. “Happy Independence Day

Somaliland: Ururka SOLJA Oo Ugu Baaqay Hay’addaha Dawladda inay ku Dhaqmaan Xeerka Saxaafadda

Hargeysa (ANN)Ururka Suxufiiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa faahfaahin ka bixiyey waxyaabaha u qabsoomay sannadkan dhammaanaya ee 2015, iyadoo sidoo kale uu ururku baaqyo iyo tallooyin kala duwan u jeediyey xukuumadda, bahda saxaafadda iyo hay’addaha ay la leeyihiin xidhiidhka wada-shaqayneed. Warbixin

Tirada Saxeexday Mooshinka Raysal Waasaraha Somalia Iyo Wakiilka Qaramada Midoobay Oo Sheegay Inuu Xalinta Khilaafka La Kaashanayo Ethiopia

Mogadishu(ANN)Muranka iyo loolanka u dhexeeyay Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Somalia, ayaa sii xoogaysanaya, waxaana shalay loo gudbiyay Shirgudoonka Baarlamaanka Somalia Mooshin ay ku saxeexan yihiin 140 Xildhibaan oo doonaya in xilka laga qaado Raysal Wasaaraha Somalia. Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxa’ed

{ }Smiley face