Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID, isla markaana ah murrashaxa xisbigaa Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaalada dalka ee waqtigan iyo isbedelka ay Somaliland u baahan tahay.

Guddoomiye Faysal, wuxuu sheegay in KULMIYE bilaa Siilaanyo ah aanu dalku u baahnayn ee isbedel dhab ah ay Ummadu u baahan tahay, wuxuuna sidaa ka shaagay munaasibad lagu soo dhowaynayay oo lagu qabtay magaalada Hargeysa, isagoo arrimahaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha mustaqbalka siyaasada dalka kaga hadlay.

Halkan ka Daawo.