Djibouti(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu xusayo sannad-guuradii 42aad ee kasoo wareegtay markii Dalka Djibouti xoriyadiisa ka qaatay gumaysigii Faransiiska 27 Jun 1977, ayaa ka socota Caasimadaa dalkaa ee Djibouti,

Munaasibadaa oo ay kasoo qaybgaleen madaxda qaranka, Madaxweyne  Ismaaciil Cumar Geelle , Marwadiisa, Khadra Maxamuud Xayd, Ra’iisul wasaaraha dalkaa, Masuuliyiinta  kale ee xukuumadda dalkaa , Dublamaasiyiin iyo boqolaal shacab ah oo  muujinaya farxada dareenkooda iyo qiimaha ay maalintan u leedahay oo ka  socota Guriga Ummadda

Halkan  si toos ah uga Daawo.

https://www.youtube.com/watch?v=0jMPFnW0vtM