Hargeysa(ANN)-Sariflayaasha ugu tunka weyn suuqa sarifka lacagaha ee magalaada Hargeysa, ayaa ka raali geliyay shirkaddaha Dahabshiil Grouop eedo loo jeediyay oo la xidhiidhay safrika lacagta Electarooniga ah ee E-Dahab.

Sariflayaasha Hargeysa Oo Ka Raali Geliyay Shirkaddaha Dahabshiil Eedo Loo jeediyay 26 Jun 2019, Araweelo News Network
Sariflayaasha Hargeysa Oo Ka Raali Geliyay Shirkaddaha Dahabshiil Eedo Loo jeediyay 26 Jun 2019, Araweelo News Network

Safariflayaasha oo la hadlay qaar ka mdi ah warbaahinta , ayaa sheegay in aanay waxba ka jirin eedaha uu u jeediyay mid ka mid ah saraiflayaasha, waxayna tilmaameen in aanu ku metelin, waxyna dhinaca kale uga mahad celiyeen Madaxweynaha iyo Guddoomiyaha Baanka Dhexe, oo ay ku amaaneen sidii uu wax uga qabtay qiimaha sarifka dollarka oo hoos u dhacay mudadii uu joogay.

Sariflayaasha Hargeysa Oo Ka Raali Geliyay Shirkaddaha Dahabshiil Eedo Loo jeediyay