Araweelo News Network

Cabduqaadir Jirde

Hargeysa(ANN)-Guddoomiye Cabduqaadir Jirde oo Ka mid ah saraakiisha Xusbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay Xukun Maxkamaddu ku riday Saraakiisha WADDANI ee xidhnaa.

Sidoo kale, Wuxuu ka hadlay kulan ay isaga iyo Murrashaxa Xisbiga Cabduraxmaan Cirro kala yeesheen Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo iyo Arrimo kale.

Halkan Ka Daawo.