Share this:

" />
Telesom Dahabshiil
Published On: Sun, May 21st, 2017

Somaliland: Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr. Sacad Cali Shire Oo Ka Degay Washington

Araweelo News Network

Washington(ANNh-Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, ayaa Ka degay garoonka diyaaradaha ee Dullas International Airport ee magaalada Washington DC.

WAsiirka Arimaha Dibeda ee Somaliland Dr. Sacad Cali Shire, waxa Airportka ku soo dhaweeyey safiirka Somaliland ee dalkan Maraykanka Mudane Rashiid Gaaruf, masuuliyiinta xisbiga talada haye ee Kulmiye ee dalkan Maraykanka iyo jaaliyada Somaliland ee ku dhaqan Washington DC iyo nawaaxigeeda.


Wasiirka safarkiisu waa mid shaqo oo uu kula kulmi doono musuuliyiin ka tirsan dawlada maraykanka iyo kuwa United Nationka mudada uu joogo dalkan Maraykanka. Wasiirku wuxu kulamo ku leeyahay Washington DC illaa maalinta Khamiista, waxa kale oo uu ka qayb qaadan doonaa xaflad qaadhaan loogu ururinayo dadka reer Somaliland ee abaaruhu saameeyeen hebeenka Arbacada ee bishan May tahay 24ka, halkaas oo uu kula kulmi doono jaaliyada reer Somaliland.

Xafiiska Somaliland Ee Washington USA

About the Author

- Arraale Mohamoud Jaama Freelance Journalist and Human Rights Activist Arraale, is a 20 year experience as a professional Journalist and human rights activist Over the years, worked for the major News Papers in Somaliland as a reporter, editor and contributor. 2008 established website Araweelo News Network, he currently runs a website based in Somaliland. Arraale is the specializes in the investigation and reporting on issues relating to human rights, democracy, and good governance. contact: Info@araweelonews.com jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 <https://web.whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/

Leave a comment

XHTML: You can use these html tags: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>

Araweelo is an Associated Network News, The most trusted source for news & Political,investigator report,Human Rights Issues,Educations,Social and Democracy ,Latest News Horn of Africa. runs Arraale Mohamoud Jama Freelance Journalist and Human Rights Activist based in Somaliland.

Chat with us on WhatsApp