Araweelo News Network

Xisbiga UCID Oo Ku Dhawaaqay Murrashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka Daawo
Hargeysa(ANN)-Xisbiga mucaaradka ee UCID, ayaa madal kaga dhawaaqay Murrashaxa Madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga uga qayab gelaya doorashada Madaxweynaha ee Somaliland laga qabanayo oo muddo kooban inaga xigto.

Halkan ka Daawo Murrashaxa Madaxweyne ku xigeenka ee Xisbiga UCID.