#Araweelo_News_Network.

Laascaanood(ANN)-Dagaalkii u danbeeyay ee ka dhacay Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool  Axaddii 26 March 2023, ayaa si cad u muujiyay guusha iyo guuldarada labada dhinac.

Dagaalka oo huwanta dagaalka kula jirta Ciidamadda Qaranka Somaliland waxay ka hor ina aannay duulaanka soo qaadin u bixiyeen samriye, taas oo ujeedada magaxaa loogu bixiyay ahayd in lagaga samro dhawr duulan oo hore, kuwaas oo jab weyn ay waajaheen.

Dhinaca Millateriga Somaliland oo ku jiray difaac, ma jirin wax magac ah oo ay u bixiyeen is difaaca, balse muuqaalka lagu duubay Diyaaradda Drone-ta ayaa si cad u muujiyay sidii ay wax u dhaceen, waxaana muuqaalka kasoo dhex baxay in duulaanka ay Huwantu u bixisay SAMARIYE isu beddelay SIIGADHEERE, sida ay deristay Araweelo News Network.

Halkan Ka Daawo Dulaankii SAMIRIYE Ee ISU BEDDELAY SIIGA DHEERE

 

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com