Araweelo News Network

 

Murrashaxiinta Saddexda Xisbi oo gamcaha is qabsaday

 

Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa ku dhawaaqay Natiijada doorashadii Madaxweynaha ee dalka Ka qabsoontay Isniintii 13 Nov 2017.

 

Daawo Halkan Munaasibada lagaga dhawaaqayo Natiijada la sugayay todobaadka.