Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Hoggaamiyaha Xisbiga WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay markii u horaysay tan Iyo intii ay Somaliland Ka qabsoontay doorashadii Madaxtooyadda Isniintii 13 Nov 2017.

 

Hoggaamiye XIrsi, waxa uu sheegay in doorashadii ay ku tartameen Xiisbi ahaan, Isla markaana guusha ugu weyni tahay in Somaliland guulaysatay , welin aka sugayo natiijada, balse waxa uu meesha Ka saaray Wararka sheegaya in uu Murrashaxa Xisbiga Cabdiraxmaan Ciro qaadacay, isagoo wararkaa ku tilmaamay kuwo la majara habaabiyay.

sidaana wuxuu ku sheegay waraysi uu siiyay Telefishnka Star Halkan Ka Daawo.