Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Guddida doorashooyinka Somaliland,ayaa la filayaa Inay goor dhow shaaciyaan Natiijada doorashadii dhacday Isniintii 13 Nov 2017.

Sida ay sheegayaan Wararka Komishanka, ayaa wada diyaargarawga Sidii loo shaacin lahaa Natiijada, iyadoo Xisbiga WADDANI xalay sheegay inuu ka cabanayo tabashooyin dhacay muddadii doorashadda, Isla markaana meelaha qaar lagu shubtay. Sidaa awgeed aanay aqbalayn natiijo uu Komishanku soo saaro, balse wuxuu sheegay inuu sharciga u marayo tabashooyinkaa, isagoo taageerayasshiisa ugu baaqay Inay is dejiyaan.

 

Halkan kala soco wixii kasoo kordha