Araweelo News Network

Araweelo News Network

Madaxweyne silanyo photo file


Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa daahfuray Shir la doonayo in wax lagaga qabto Sicir-bararka aafeeyay Dalka oo maanta Ka furmay Hargeysa.

Shirkada oo loogu magacdaray Shirka wadatashiga ganacsatada iyo Xukuumada, Isla markaana qayb ka ah hoos u dhiga sicir -bararka iyo kor u qaadista dhaqaalaha Somaliland, waxa kale oo lagu tilmaamay inuu yahay talaabo qayb ka ah barnaamijyo horumarineed oo la xidhiidha sida looga qayb qaadanayo xuska munaasabadda 18 may ee sanadkan.

Halkan Ka Daawo