Araweelo News Network

Ceergaabo(ANN)-Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga KU!MIYE Muj. Muuse Biixi Cabdi, ayaa Magaalada Ceergaabo ee Xarunta gobolka Sanaag kala qaybaglay Ololaha doorashada maalintii Lixaad kumanaan shacbiga magaalada ah oo muujinayay taageerada Iyo cududdooda.

Murrashaxa KU!MIYE Muuse Biixi, waxa taageerayaasha Xisbiga KULMIYE oo si xamaasadaysan isugu soo baxay kala hadlay fagaaraha weyn ee Beerta Xoriyada.

Halkan Ka Daawo.