Araweelo News Network

Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi Ciro, ayaa ka hadlay cabashadii  ay ka tirsanayeen Komishanka Qaranka Somaliland .

Cabdiraxmaan Ciro oo caawa warbaahinta kula hadlay gurigiisa, isagoo ay hareeraha ka joogaan masuuliyiinta ugu tunka weyn xisbiga, waxa uu sheegay in vanashadaa ay ka heshiiyeen Komishanka qaranka.

sidoo kale waxa uu ka hadlay dhibaatada Khasaare ee ka dhalatay rabshadii xalay ka dhacay goobo cayiman oo magaalooyinka Hargeysa, Burco Iyo Ceergaabo, isagoo fariinta u diray taageerayaashiisa.

Halkan Ka Daawo Murrashaxa WADDANI oo ka hadlay arrimahaa.