Araweelo News Network

xaaladabaartaSanaag(ANN)Wariyayaasha ka socday wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland ee ka hawlgalayey xaalada abaareed ee ka taagan gobolada bari ee somaliland, ayaa warbixino muujinaya dhibaatada abaarta ka soo diray bariga fog ee Somaliland.

Warbixin amuurtaa ku saabsan waxa inoo hayo wariye Khadar Maxamed Cakule oo ka mid ah wariyayaasha ku sugan goboladaa.