Month: August 2016
Mudanayaasha Wakiillada oo Dood Kulul ka Yeeshay Heshiiska Maalgashiga Dekedda Berbera
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Mudanayaasha Golaha Wakiillada ee Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa dood kulul ka yeeshay nuxurka heshiiska aan rasmiga ahayn ee xukuumaddu la saxeexatay shirkadda DP World ee lagu maalgelinayo Dekedda Berbera. Doodda heshiiskan oo xukuumaddu u gudbisay Golaha
Hoggaanka KULMIYE oo la Kulmay Saraakiil ka Socota Hay’ad ka Shaqaysa Arrimaha Diblomaasiyadda Caalamka
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)- Masuuliyiinta xisbal-xaakimka Jamhuuriyadda Somaliland ee KULMIYE, ayaa la kulmay dublamaasiyiin iyo saraakiil ka socda hay’adda Independent Diplomat (ID) oo fadhigeedu yahay dalka Boqortooyada Ingiriiska, kana shaqaysa xidhiidhada caalamiga ah iyo arrimaha dIblamaasiyadda adduunka. Hay’adda Independent
Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Wefdi Uu Hoggaaminayo oo Safar ku Tegay Degaamo ku Yaal Bariga Somaliland
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Wasiirka Hawlaha Guud, Gaadiidka iyo Guryeynta Jamhuuriyadda Somaliland Md. Cali Xasan Maxamed (Cali-mareexaan) iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa kormeer shaqo ku maray deegaamada Qorilugud, Balli-callanle iyo Wadaamagoo oo ka ka mid ah degmooyinka bariga Somaliland, iyadoo
Kenya oo ka Walaacsan in Ciidan Badan oo Laga Qabsaday la Saftaan Al-shabaab
Araweelo News Network Nairobi (ANN)- Dawladda Kenya ayaa walaac xooggan ka muujisay in askar badan oo ciidankooda ka tirsnaa oo ku jira gacanta Al-shabaab loo adeegsado weerarrada joogto ah ee dagaalyahannada kooxdaasi ka fuliyaan gudaha Kenya. Masuuliyiinta Kenya ayaa sheegay
Prof Galaydh Iyo Kooxdiisa Khaatumo Oo Nabad Buuxda la Qaatay Dawladda Somaliland
Araweelo News Network Buuhoodle (ANN) Hoggaamiyaha kooxda la baxday Khaatumo Pro. Cali Khaliif Galaydh, ayaa si rasmi ah u caddeeyey in maamulkiisu qaateen nabad iyo wixii danta bulshada ah inay kala hadlaan dawladda Somaliland oo uu muddo badan ka soo
Aqoonyahan Reer Somaliland ah oo ka Hadlay Qiso Dhexmartay Dhallinyaro uu ku Jiray iyo Siyaad Barre
Araweelo News Network Hargeysa (ANN)Aqoonyahan Maxamed Cabdi Daa’uud oo ka mid ah dadka aqoonta durugsan u leh diinta, isla markaana ku jira qorayaasha reer Somaliland, ayaa markii u horaysay ka hadlay taariikhdiisa iyo waayihii kala duwanaa ee noloshiisu soo martay
David Cameron Ra’iisal-wasaarihii Hore ee Ingiriiska Oo Shaqo La Siiyay
Araweelo News Network London(ANN)Ra’iisal-wasaarihii hore ee Ingiriiska Mr. David Cameron, ayaa loo soo jeediyey inuu shaqo ka qabto dalka Kazakhstan, gaar ahaan inuu la-taliye u noqdo Madaxweynaha Midowga Muslimka iyo Golaha Dhexe ee Xuquuqal-insaanka Eeshiya (Muslim Union and Central Asian
11 Khalad oo Qofku Galo Marka uu CV-ga ku Codsanayo Shaqo
11 Khalad oo Qofku Galo Marka uu CV-ga ku Codsanayo Shaqo Araweelo News Network 6) CV-ga ha u isticmaalin baragaraafis Baragaraafyada dhaadheer ee qoraalka CV-ga loo isticmaalo waxa ay caajis ku keenayaan qofka damacsan inuu ku qiimeeyo, sidaa darteed, ka
Xukuumadda Britain Oo Shaacisay Inay Laba Jibaari Doonto Hawlgalada Ay Ka Wado Somalia Iyo Nigeria
Araweelo News Network London(ANN)Dowladda Britain ayaa shaaca ka qaaday in ay sii laba jibaari doono howlgalada ay ka wado qaar ka mid ah dalalka Qaarada Afrika oo ay Soomaaliya ka mid tahay. Britain waxay sheegtay in ay ka qeyb qaadan
Turkiga: Maxaa Ka Dhab Ah Inqilaabka Dhicisoobay? Qallinkii Xassan Cumar Hoorri
Turkiga: Maxaa Ka Dhab Ah Inqilaabka Dhicisoobay? Qallinkii Xassan Cumar Hoorri Qaybta Lixaad Qaran Keliya, Wadajirkeenaa Awood Leh Maxaa Soo Kordhay? Dhowr milyan ayaa isugu soo baxay Fagaaraha Fatax ee Istanbul si ay taageero ugu fidiyaan Madaxweyne Erdogan iyo xukuumadiisa.