Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: August 2016

Total 173 Posts

Xukuumadda Milateriga Ee Masar Oo Caddaysay inay Kor u Qaadayso Xidhiidhka Diblomaasiyadeed ay la Leedahay Somaliland

Araweelo News Network Qaahira (ANN)- Dawladaha Somaliland iyo Masar, ayaa yeeshay wadahadallo ku saabsan sidii loo xoojin lahaa iskaashiga u dhexeeya labada dal, iyadoo sidoo kale ay kala saxeexdeen heshiisyo khuseeya dhinaca waxbarashada. Sida ay faafisey Wakaaladda Wararka ee Bariga

Taliska Millatariga Soomaaliya oo Caddeeyey in Dagaalyahanno Badan Al-shaabaab ah Galeen Muqdisho

Marka (ANN) Sarkaal sare oo ka tirsan millatariga dawladda taagta daran ee Soomaaliya, ayaa shaaca ka qaaday in dagaalyahanno tiro badan oo Al-shabaab ah galeen gudaha magaalada Muqdisho maalmihii la soo dhaafay. Abbaanduulaha Guutada 6aad ee Ciidanka Soomaaliya Col Cali

Guddoomiye Cirro Oo Daadifeeyay Go’aan Xukuumaddu ka Gaadhay Diiwaangelinta Goobo la Isku Khilaafsan Yahay

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ahna hoggaamiyaha xisbiga WADDANI Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa ugu baaqay xukuumadda in goobaha la isku khilaafsan yahay ee degaannada xeebta woqooyi la raaciyo gobolka ay asal ahaan ka soo

Diblomaasiyiin Ingiriis ah oo Kulan la Yeeshay Hoggaanka Sare ee Xisbiga KULMIYE

Araweelo News Network Hargeysa (ANN)-Diblomaasiyiin ka socda Dawladda Ingiriiska oo safar shaqo ku yimmi Somaliland, ayaa kulan la yeeshay Hoggaanka Sare ee xisbiga talada dalka haya ee KULMIYE, kaasoo lagaga wadahadlay arrimo khuseeya doorashooyinka iyo diwaangelinta codbixiyeyaasha ee ka socda

Maxbuus Jeelka ku Jira oo loo Doortay Maayirka Magaalada ugu Ballaadhan Dalka Pakistan

Araweelo News Network Karachi(ANN) Mr. Waseem Akhtar oo ay maayir ahaan u magacaabeen Xisbiga MQM (Muttahida Qaumi Movement), ayaa ku guulaystay inuu noqdo Guddoomiyaha Golaha Degaanka ee magaalada Karachi ee dalka Pakistan oo doorashadeedu dhacday 24 August 2016. Caasimadda Karachi

Orodyahanka Adduunka ugu Dheereeya oo $20 Milyan Doollar ugu Deeqay Dugsi uu Yaraantiisii Dhigan Jiray

Araweelo News Network Orodyahanka ugu dheereeya adduunka ee magaciisu yahay Usain Bolt, ayaa markii uu ka soo laabtay ciyaarihii Olambikada ee lagu qabtay dalka Brazil oo uu billado dahab ah kaga guulaysay, waxa uu lacag dhan $20 milyan oo doollar

Turkish President aid sent Muslim nations include Somaliland

Araweelo News Network Ankara(ANN)Turkish President Mr. Recep Tayyip Erdogan has donated Eid al- Adha or Sacrifice Feast to different Muslim Countries include Somaliland. President Erdogan donation sent to the Muslim world, for the celebration of Eid al-Adha is scheduled to

Wasiirkii Hore Ee Arrimaha Gudaha Warancade Oo Iftiimiyay xilka Loo magcaabay Ee Wakiilka Somaliland Ee Ethiopia

Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin

Maxkamadda Sare Ee Dalka Faransiiska Oo Gaashaanka Ku Dhufatay Go’aan Xukuumadda Dalkaasi Haweenka Islaamka Kaga Mamnuucday Xijaabka

Araweelo News Network Paris(ANN)Maxkamadda Sare ee Dalka Faransiiska ayaa gaashaanka ku dhufatay go’aankii kasoo baxay xukuumadda ee ogolaanayay in Haweenka muslimaadka ah laga mamnuuco dharka dabaasha islaamiga ah. Go’aanka Maxkamadda sare ayaa soo baxay. Kaddib markii Maalmihii lasoo dhaafay dalka

Siyaasiga Madhalayska Ah

By. Mukhtar Cilmi Umadda soomaaliland ee maanta qarnigan aynu joogno dhibka u wayni halka uu ka haystaa waa siyaasiinta hogaaminaysa oo ku guul daraystay inay ummada sidii loo rabay u hogaamiyaan, Sidaas awadeed waxaan nuxurka maqaalkaygan si kooban ugu soo