Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2020

Total 115 Posts

Shirkadda Facebook Oo Ku Baaqday in la Sameeyo Shuruuc Lagu Xakameeyo Faafinta Macluumaadka Khatarta Ah

Warbixin: By; Suxufi Maxamed Cirro Munich (ANN)- Shirkadda Facebook, ayaa ku baaqday in la sameeyo shuruuc lagu xakameeyo faafinta macluumaadka khatarta ah. Mr. Mark Zuckerberg, oo ah 35 jirka Mulkiilaha aasaasay shebekadda caanka ah ee Facebook, ayaa ku baaqay in

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Wareegto Kasoo Saaray Sanduuqa Dhalinyarada Iyo Xeerka Lagu Maamulayo

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-469/022020, uu ku Aas-aaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somalilland. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-Wareegto MadaxweyneAasaaska Sanduuqa Horumarinta Dhallinyarada Jamhuuriyadda Somalilland Markaan Arkay:

Egypt fatwa bans Ertugrul, Turkish soaps

Cairo(ANN)- Egypt’s Dar Al-Iftaa has published a statement accusing Turkey of trying to create an “area of influence” for itself in the Middle East using its soft power, according to Yeni Şafak English. The Global Fatwa Index (GFI) of Egypt’s

Guddoomiyaha Guurtida Oo Ka Hadlay Xiisadda Siyaasadeed Ee Kasoo Baxday Qorshaha Ra’iisal Wasaraha Ethiopia Ku Doonayo Inuu Farmaajo Ku Keeno Hargeysa

Hargeysa (ANN)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay warar saacadihii u danbeeyay laysla dhex-marayay oo sheegayay in Madaxweynaha Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo kasoo degayo Magaalada Hargeysa, isagoo uu weheliyo Ra’iisal Wasaaraha

Xukuumaddaha Masar, Ethiopia Iyo Suudaan Oo Heshiis Ka Gaadhay Muranka Biyaha Niilka

Washington(ANN)-Xukuumaddaha Dalalka Masar, Ethiopia iyo Suudan, ayaa heshiis ka gaadhay muranka Biyo-xidheenka (The Great Ethiopian Renaissance Dam) oo khilaafkiisu soo jiitamay. Wasaaradda arrimaha dibedda ee Masar, ayaa Jimcihii ku dhawaaqday heshiiska kama dambaysta ah ee la xidhiidha buuxinta biyo-xireenka Renaissance

Soomaaliya Oo Dawladda Kenya Uga Digtay Faragelinta Jubbaland

Muqdisho(ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, Maxamad Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si kulul ugu canbaareeyay Dawladda Kenya, wuxuu ugu yeedhay fara-gelin ay ku hayso maamulka guddaha Soomaliya. Madaxweyne, Farmaajo oo ka hadlayay Magaalada Muqdisho, wuxuu sheegay in Xukuumaddiisu aannay marnaba aqoonsanayn doorashadii

Tababaraha Kooxda FC Cincinnati Jans Oo Lagu Eedeeyay Midab-Takoor

Cincinnati, Ohio,(ANN)-Tababaraha kooxda FC Cincinnati Ron Jans ayaa isaga baxay kooxda iyadoo horyaalku uu baarayo eedeymaha loo adeegsaday inuu cunsurinimo kula kacay qolka labiska kooxda. sida lagu shaaciyay Goal.com, Maamulaha Holland ayaa baadhis ku haya waxa MLS Players Association ay

Getting Africans ready for the Fourth Industrial Revolution (4IR)

PRESS RELEASE The African Development Bank will hold a workshop on the ability of the emerging technologies of the fourth industrial revolution to overcome the challenges that Africans face ABIDJAN, Ivory Coast,(ANN)- WHAT: Workshop on the digital economy and the

Africa: Record 19 International Players from 15 Countries highlight Global Reach of NBA All-Star 2020

PRESS RELEASE Record 19 International Players from 15 Countries highlight Global Reach of NBA All-Star 2020 NBA All-Star 2020 Will Reach Fans in 215 Countries and Territories in 47 Languages CHICAGO, United States of America,(ANN) — All-Star Starters Antetokounmpo, Dončić,

Yemeni missile shoots down Saudi-led fighter jet in Jawf

Sana’a(ANN)-Yemeni army forces have shot down a fighter jet belonging to the Saudi-led military coalition in retaliation for the alliance’s military aggression against their conflict-stricken country. Yemen’s Arabic-language al-Masirah television network, citing an unnamed source in the Yemeni missile defense