Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: June 2020

Total 133 Posts

Abiy Ahmed speaks at the Djibouti Conference in Somaliland and Somalia

Djibouti (ANN) – Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, who was among the leaders attending the Djibouti conference on Somalia and Somalia, discussed the importance of regional dialogue.   Ethiopian Prime Minister Abiy Ahmed, in his address, said regional cooperation and

Garnaqsigii Madaxweyne Biixi Ee Madasha Shirka Djibouti Ee Somaliland Iyo Soomaaliya

Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad garnaqsi ah ka jeediyay kulanka maanta ka dhacay dalka Djibouti ee la doonayo in lagu wada hadalsiiyo labada dalka ee Somaliland iyo Soomalaiya. Madaxweyne Biixi iyo weftigii weheliyay oo halaka kaga qayb

“The acts of genocide perpetrated by the Siyad Barre regime are memorialized in more than 200 mass graves” Somaliland President

“The acts of genocide perpetrated by the Siyad Barre regime are memorialized in more than 200 mass graves” Full Speech by the Somaliland President at the Djibouti Conference Mr. President and Chairman as well, Djibouti(ANN)-First and foremost, let me say

Shacbiga Somaliland Maxay ka Filayaan Shirka Djibauti?

  WQ: Xuseen Cali Nuur Muddo soddon sannadood ah, sannadihii halganka ee hubaysnaa, cadaadiskii iyo gummaadkii keligii-taliyihii iyo caddaalad-daradii ay kala kulmeen is-raacii 1960-kii, maalintii Julay kowdeedii, ayaa riyadii Soomaaliwayn burburkeeda ugu horeysay.  Magaalada Djibouti waxa ku kulmay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland

The meeting between the Presidents of Somalia and Somaliland, currently taking place in Djibouti, is on the brink of failure

Djibouti(ANN)-The President of the Republic of Djibouti, Ismail Omar Guelleh, who is losing notoriety both nationally and internationally, has done everything possible to organise in Djibouti the start of a new round of talks between Somalia and Somaliland. In the

Wasiir Koore Iyo Odayaasha Ka Yimi Garoowe Maxay Ka Wada Hadleen?

Tukaraq(ANN)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Jamhuuriyada Somaliland Saleeban Yuusuf Cali (Koore) isla markaana ah Afhayeenka Xukuumadda Somaliland oo maalmihii u danbeeyay safar hawlo shaqo ku marayay gobolada Bariga Somaliland, gaar ahaan gobolka Sool, ayaa kulan kula yeeshay deegaanka Bohol-waraabe

Dood Lagu Faaqiday 60-guurada Xoriyadda Afrika iyo Kaalinta Somaliland

Hargeysa(ANN)-Dood lagu lafa-guray xoriyaddii dalalka Afrika 1960-kii oo ahayd markii inta badan dalalka Afrikaanku gumaysigii ka qaateen xoriyada, ayaa lagu qabtay Xarunta Dhaqanka ee Hargeysa, (Hargeysa Cultural Centre).   Dooda oo la qabtay June 2020, 60 sanandood kaddib, ayaa lagu

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland iyo Weftigiisa Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Dalka Djibouti

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo hiirtii hore ee saaka ka ambo baxay caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa si ballaadhan loogu soo dhaweeyey caasimadda dalka Jamhuuriyadda Djibouti. Madaxweynuhu waxa gegida diyaaradaha kusoo

Somaliland: Wefti Ballaadhan Oo Madaxweyne Biixi Hoggaaminayo Oo Safar Shaqo Ugu Baxay Dalka Djibouti

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Djibouti oo uu ka furmi doono shir u dhexeeya dalalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo Soomaaliya. Madaxweynaha iyo weftigiisa oo ay

Mucaaradka Somaliland Iyo Siyaasiyiinta Madasha Oo Mawaaqif Kala Duwan Ka Istaagay Shirka Madaxweyne Biixi Iyo Farmaajo Ee Djibouti

Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi mucaarad ee Somaliland UCID iyo WADDANI, ayaa mawaaqif kala duwan ka istaagay kulanka Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ee maalinta beri Axadda 14 Jun 2020, ka dhacaya dalka Djibouti oo uu martigeliyay