Month: December 2020
Somaliland: Gollaha Wasiirada Oo Meel Mariyay Miisaaniyada 2021
Araweelo News Network. #Hargeysa(ANN)-Gollaha Wasiirada Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen maanta ku meel mariyay Odoroska miisaaniyad sannadeedka 2021. sidaana waxa lagu sheegay qoraal saxaafadeed kooban oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland oo nuqul ka
Tigray spokesman Getachew Reda says thousands of Ethiopian soldiers and militias killed
Araweelo News Network. Tigray (ANN)-A #TPLF spokesman said on Thursday that several thousand Ethiopian government, allied Eritrean and militiamen who had captured the Tigray regional capital of Mekelle had been killed since a month-long fighting, the government said.Captures #Mekelle,
Qaramada Midoobay Oo Ka Hadashay Shaqaale Lagaga Dilay Gobolka Tigray Boqolaal La Waayay Iyo Heshiiskii Xukuumadda Ethiopia
Araweelo News Network. Guddoomiyaha Midawga Yurub ee Maaraynta Qalalaasaha #Janez Lenarcic, muxuu ka Yidhi Tallaabo Millateri Oo Laga qaado Ethiopia.? Khartoum (ANN)-Qaramada Midoobay ayaa sheegaya in dulqaadka caalamiga ah uu sii dhamaanayo xilli uu jiro khafiif u dhexeeya dawladda Ethiopia,
Hoggaamiye U Hadlay Tigary Oo Sheegay Kumanaan Laga Dilay Ciidanka Federaalka Iyo Kuwa Taageersan Ee Qabsaday Mekelle
Araweelo News Network Tigray(ANN)-Xaaladda gobolka #Tigray ee Ethiopia, ayaa sii xumaanay, iyadoo ay halkaa weli ka socdaan dagaalo lagu hoobtay oo u dhexeeya ciidamada dawladda Federaalka iyo dagaalyahanka xoraynta eeTigray TPLF. Sarkaal u hadlay TPLF, ayaa khamiistii sheegay in
Dhaxal-wareejinta Dhulkeena
Dhaxal-wareejinta Dhulkeena W/Q. Mahad Ali-salaan Dhamaan ummadda Somaliland waan salaamaya ISCW, ,waxaan halkan ku iftiiminayaa oo ku qaadaa dhiayaa qadiyad aan indhaha laga qarsan karin oo dhibkeedu innagu soo socdo hadhowna aynu farta dhexda ka qaniini doono hadaan maanta wax
Dalalka Khaliijka Ee Sucuudiga Iyo Qadar Oo Trump Ugu Baaqay Heshiis Ka Hor Inta Aaan Xafiiska Laga Saarin
Heshiiska waxa hagaya Jared Kushner: Wiilka Madaxweyne Trump Sodoga u yahay Oo lagu Tilmaamo Madaxweynaha Bariga Dhexe. Araweelo News Network. Riyadh(ANN)-Xiisadda dalalka Khaliijka ee u dhaxaysay dalalka Qatar iyo Sacuudi Arabiya ayaa la filayaa inay heshiis gogol-xaadh u ah sidii
Ma Macatabbaa Miigga kolba meel la saarayaa?
By. Fuad Fartaag Dadka masiixiyiinta ah, waxa u ah Astaan Laanqayr ama macatab ah, ama isku talaab, Laanqayrta Uma ogola in dhulka ladhigo, waxa ay Ka Dul qotomiyaan guudka Sare ee kaniisadaha, wax walba oo ay samaynayaan waxa u
Britain Oo Noqotay Dalkii U Horeeyay Ee Ansixiya Tallaalka Daawada Coronavirus
Araweelo News Network. London(ANN)-Boqortooyada Midowday ee (UK), ayaa noqotay dalkii ugu horeeyey aduunka ee ansixiya talaalka la doonayo in laga hortago xannuunka sida weyn aduunka u saamayeeyay ee coronavirus ee pfizer biontech vaccine. Sidaana waxa shaaca ka qaaday Maamulaha dawooyinka
UN says Ethiopia agrees to provide aid to Tigray region
Araweelo News Network. “I am close to the Tigray town of Mekelle to fight the invaders,” Debretsion Gebremichael TPLF leader. New York (ANN) – The United Nations says the Ethiopian government has reached an agreement to allow aid
The war in Tigray is a result of Ethiopia’s mismanaged transition
Araweelo News Network. By Jawar Mohammed. The myriad political problems facing Ethiopia cannot be resolved through a war. To prevent further mayhem, the international community and regional players should exert maximum pressure on all parties for an immediate ceasefire and