Month: January 2021
Marwo Hinda Gaanni Oo Ka Hadashay Dareenka Ka Dhashay Xilka Laga Qaaday Iyo Qorsheheeda
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)- Wasiirkii Hore ee Wasaaradda Shaqa-galinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Jamhuuriyadda Somaliland, Marwo Hinda Jaamac Xirsi Maxamed (Hinda Gaanni), ayaa ka hadashay warar is khilaafsan oo ku faafay bulshada markii xilka laga qaaday. Marwo Hinda,
Berisamaad: Dugsiga Sare Iyo Ciyaarihii Xilligaa
Araweelo News Network. Berisamaad: Dugsiga Sare Iyo Ciyaarihii Xilligaa (Sportska) – Fariinta Maanta Ee Dhalinyaradda. Qallinkii Jamaal Cali Xuseen Berisamaad waa sideetamaadkii. xilligu Magaaladda Hargeysa waxay ka soo kabanaysay kacdoonkii dhalinyaradda ee dhagaxtuurka ee February 1982 kii ka dhacay magaaladda.
Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Warbaahintu Maxay Ka Wada Hadleen
Araweelo News Network. #Somalia: Ra’iisal Wasaare Rooble Iyo Warbaahintu Maxay Ka Wada Hadleen Muqdisho(ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, ayaa kulan la qaatay Madaxda Warbaahinta ka hawlgasha Magaalada Muqdisho. Kulanka ra’iisal wasaare rooble la yeeshay warbaahinta ayaa yimi
Xukuumadda Ethiopia Oo Muujisay Hoggaamiyayaal Laga Qabtay Tigray
Araweelo News Network. #Ethiopia Oo Muujisay Hoggaamiyayaal Laga Qabtay Tigray Addis Ababa(ANN)-Xukuumadda Dalka Ethiopia, ayaa warbaahinta kusoo bandhigtay hoggaamiyayaal kooxda TPLF ee Tigray oo lasoo qabtay, kuwaas oo ay ka mid yihiin Madaxweynihii hore ee Gobolka Abay Weldu iyo madaxweyne
Madaxweynaha Somaliland Biixi Oo Farriin U Diray Maamulka Soomaaliya iyo mucaaradkooda
Araweelo News Network. #Somaliland Biixi Oo Farriin U Diray Maamulka Soomaaliya iyo mucaaradkooda Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu baaqay maamulka ka taliya magaalada Muqdisho iyo xubnaha mucaaridka ahba inay faraha kala baxaan arrimaha masiiriga ah ee Somaliland,
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Farriimo U Diray Bulshada
Araweelo News Network. #Somaliland: Madaxweyne @Biixi Oo Farriimo U Diray Bulshada Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaasaasiyadda doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee dhawaan qorshaysani ka dhex abuureen bulshada dhexdeeda
Somaliland Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Iyo Xilka Qaadis Soo Saaray
Araweelo News Network. Madaxweynaha Somaliland Oo Magcaabis Iyo Xilka Qaadis Soo Saaray Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray digreeto uu ku sameeyay xil ka qaadis, magcaabis iyo isku bedel. Qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland ayaa u
Ethiopia Oo Sheegtay In Saraakiil TPLF ah La Dilay Kuwo Kalena Lasoo Qabtay
Araweelo News Network. #Ethiopia Oo Sheegtay In Saraakiil @TPLF ah La Dilay Kuwo Kalena Lasoo Qabtay Addis Ababa (ANN)-Ciidamada Difaaca Qaranka dawladda Federaalka ee Ethiopia ayaa shaaciyay inay dileen saraakiil sar-sare oo ka tirsan Jabhadda Xoraynta Dadka Tigray (TPLF).
Stern Warning to OAU: Consequences of Ignoring African Colonial Borders
#Somaliland is not breakaway or separatist or secessionist. Somaliland was separate British Protectorate Colony for nearly 80 years (1884-1960) and achieved independence on June 26,1960 with immediate diplomatic recognition from more than 30 countries while Somalia was still Italian colony.