Month: February 2021
Turkiga Oo Ku Hawlan Xalka Khilaafka Dalalka Ethiopia Iyo Suudaan
Araweelo News Network. Ethiopia Oo Turkiga La Xustay sanadguuradii 125-aad ee xidhiidhka diblomaasiyadeed ee labada dal. Addis Ababa(ANN)-Dawladda Turkiga, ayaa bilawday qorshe ay ku dhexdheaxaadinay Dalalka Ethiopia Iyo Suudaan oo khilaaf weyn oo sababay dagaal ka taagan xadka ay wadaagan
Prof. Buubaa Oo Naqdiyay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland Axsaabata Mucaadkana Ku Tilmaamay Kuwo Aan Qorshe Cad Lahayn
Araweelo News Network. Prof. Buubaa Oo Naqdiyay Siyaasadda Arrimaha Dibedda Somaliland Axsaabata Mucaadkana Ku Tilmaamay Kuwo Aan Qorshe Cad Lahayn Hargeysa(ANN)-Prof. Ismael Mohamoud Hurreh (IBuubaa) oo ka mid ah Siyaasiyiinta iyo Haldoorka Aqoonyahanka ugu caansan Somaliland iyo geyiga Soomaalida,
Warbixintii Ugu Naxdinta Iyo Murrugada Badnayd Ee Hay’addaha Xuquuqda Aadamuhu Ka Gudbiyeen Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia
Araweelo News Network. Warbixintii Ugu Naxdinta Iyo Murrugada Badnayd Ee Hay’addaha Xuquuqda Aadamuhu Ka Gudbiyeen Gobolka Tigray Ee Dalka Ethiopia Mekelle Tigray (ANN)-Warbixin naxdin Iyo murrugo xanbaarsan oo ay shaaciyeen kooxaha xuquuqda Aadamaha, ayaa si weyn loogu soo bandhigay dhacdooyinkii
Farriin ku socota Culimada Ummadda Soomaaliyeed
Araweelo News Network. Farriin ku socota Culimada Ummadda Soomaaliyeed W/Q: Abwaan Cabdi Kariim M.Cadde(Qaamuus) Qormadan iyo maansadan yari la socotaa waa Farriin Aan Maanta U dirayo Culimada Ummadda Soomaaliyeed, waxaan leeyahay waa aragtidayda oo badhax tiran ee shifo
Talyaaniga Oo Malaayiin Dolar Ku Caawiyay Soomaaliya
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, aaya dhaqaale dhawr milyan oo dollar ka heshay dawladda Talyaaniga, lacagtaas oo wax lagaga qabanayo Cusbataalada dalka. Wasiirka Caafimaadka ee Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Marwo Fawsiya Abubakar, ayaa hishiiska deeqdaa la
Ururka Qareenada Somaliland Oo Ka Digay In La Xadho Garyaqaano U Doodaya Dadka Wakaaladda Biyaha Ka Cabanaya
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ururka Qareenada Somaliland ee (SOLLA), ayaa canbaareeyay qareeno ay sheegeen in waaran Maxkamadeed loo jaray si loo xidho. Ururka Qareenada Somaliland oo maanta warbaahinta qaar kula hadlay xarunta xafiiskooda ee Magaalada Hargeysa, waxay ka digeen in
Dawladda Kenya Maxay Ka Tidhi Go’aanka Maxkamadda Caalamiga Ah Ee Kiiska Muranka Badda Soomaaliya?
Araweelo News Network. Nairobo(ANN)-Xukuumadda Dalka Kenya, ayaa ka hadashay go’aanka Maxkamadda Caalamiga ah ee International Court Of Justice (ICJ). Post Views: 453
Dictators Deceptive Horn Of Africa Military Alliance
Araweelo News Network. #Ethiopia: Dictators Deceptive Horn Of Africa Military Alliance Free, democratic nations establish military alliances for their own cooperative, noble defensive purposes with the overwhelming approval of their peoples and public-elected parliaments while brutal dictators have illegal