Month: July 2021
“The people of Tigray, Ethiopia, are suffering from a humanitarian crisis that has been man-made.” report by World Peace Foundation
Araweelo News Network. New York(ANN)-A report by the United States-based World Peace Foundation (WPF) warns of the situation in Tigray, which has been in turmoil for the past few months. The sad report stems from an invasion by
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ku Baaqay In Dagaal Lagu Qaado Mukhaadaraadka
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay dhibaatooyinka mukhaadaraaku ku hayo bulshada iyo sida loogu baahanyahay in dawlad iyo shacab meel looga soo wada jeesto. Madaxweyne Biixi, wuxuu sidaa ka sheegay hadal kooban oo uu
Sanaag: Gobolkii Khayraadka Iyo Quruxda Ee Jamhuuriyadda Somaliland
Araweelo News Network. #Sanaag: Gobolkii Khayraadka Iyo Quruxda Ee Jamhuuriyadda #Somaliland Sanaag: The Cradle of Somaliland People and the Region of The Tombs of their Ancestral Forefathers Dal kasta waxa uu leeyahay gobol laf-Dhabar u ah taariikhda sooyaalkiisa, khayraadka
Somali Regional State of Ethiopia Responds to Amhara Call and Abiy Ahmed’s Call for Troops
Araweelo News Network. Tigray, Amhara fighting spreads in region, TPLF releases 1,000 troops >Hundreds of people and media outlets arrested in Addis Ababa Jigjiga(ANN)-The President of the Somali Regional State of Ethiopia, Mustafe Muhumed Omar (Cagjar), has explained why
Somaliland Oo Xabsiga Kasii Deysay Hablo U Xidhnaa Calanka Soomaaliya
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa xabsiga kasii deysay koox hablo ah oo muddo ku xidhnaa xabsiga Gebilay, kuwaas oo loo xidhay falal ay ku kaceen munaasibadii 26 June 2021. kaddib markii ay qaateen Calanka Soomaaliya. Kooxda laga soo
Ethiopia: Maamulka Soomaalida Oo Ka Jawaabay Qayla-dhaanta Amxaaradu Kaga Dalbatay Ciidamado Ka Baaciya TPLF
Araweelo News Network. Jigjiga(ANN)- Dowlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee Kililka Shanaad, ayaa sheegay qorshe suuragal ah oo ay ciidamo ugu dirayaan dowladda dhexe ee Ethiopia, kuwaas oo qayb ka noqonaya dagaalka u dhaxeeya xilligan Malayshiyaadka Amxaarada iyo ciidamadda dowladda
Somaliland: Xisbiga UCUD Ee Mucaaradka Oo Si Weyn U Canbaareeyay Heshiis KULMIYE La Galay Xildhibaano
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaardka ah ee UCUD, ayaa si weyn u canbaareeyay koox xildhibaano ka tirsan oo ka mid ah xubnaha Xisbiga uga soo baxay doorashadii gollaha wakiilllada oo heshiis la galay Xisbiga KULMIYE ee muxaafidka. Xisbiga UCID,
#Somaliland: Buugga Hawaale Warran Ee Hadraawi Oo Munaasibad Ceeriyoontay Lagu Soo Bandhigay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Munaasibad si weyn loo agaasimay oo lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa, ayaa lagu soo bandhigay Buugga uu qoray Abwaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi. Boqolaal qof oo danaynayay Buuggaa, ayaa ka qaybgalay
Somaliland: Spanish Institutions Monopolized Archaeology with EU funds
Araweelo News Network. Somaliland: Cultural heritage is the essence of our identity: Having attended at an event in Hargeisa by Ministry of Trade, commerce and Tourism and Dr Sada Mire; I have learned much of our historic culture and