Month: September 2021
Somaliland: Solja Condemns Arrest of Journalist for Reporting the situation in Kalabaydh Hospital
Araweelo News Network. Somaliland #Police arrested him after he released a shocking report on the condition of the hospital, with a flashlight lit for Women as they give birth. Hargeisa(ANN)-The chairman of the Somaliland Journalists Association (SOLJA), Zakariye Ahmed Muhumed,
Britain pays compensation to hundreds of civilians killed in Afghanistan War
Araweelo News Neywork. Compensation paid by Britain contains children, donkeys, mobile phones and other assets. London(ANN)-The British government has announced for the first time that it has paid millions of pounds in compensation to hundreds of civilians killed by British
China Oo Maraykanka Uga Digtay Arrimaha Ethiopia
Araweelo News Network Benji (ANN)-Xukuumadda Dalka China ayaa ku canbaaraysay Maraykanka tallaabada cunaqabataynta ah ee dhowaan uu kusoo rogay Xukuumadda Dalka Ethiopia ee la dalanbaabiyay dagaalada naafeeyay dalkaa ee u dhexeeyay Jabhada difaaca dadka Tigray ee TDF iyo Ciidamadda Dawladda
Somaliland: Dp World announces new Vacancy jobs
Araweelo News Network. Berbera (ANN)-#Dp World, the operator of #Bebera International #Port, has announced vacancies, which have been offered to #Somaliland citizens. The DP World announces new Vacancy jobs below here: 1. Vacancy announcemnet BEZ-Sales Mareting final Attached
Somaliland Oo Ka Dareen Celisay Xildhibaanadda Aqalka Sare Soomaaliya Ee Lagu Dooranayo Muqdisho
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Xukuumada Somaliland ayaa ka dareen celisay Xildhibaanaada Aqalka sare Somaliya oo lagu dooranyo Magaaladda Muqdisho Warsaxafadeed ay goordhaweyd soo saartay Wasaarada Arrimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee Somaliland oo nuqul ka mid ahi soo
Madaxweyne #Biixi Iyo Madaxweyne #Farmaajo Qaabkee Ayay U Waajaheen #Warbaahinta
Araweelo News Network. Labada madaxweyne ee ka taliya labada dal ee wallaalaha ah ee Somaliland iyo Somalia (Muuse iyo Farmaajo) labadooduba waxa xilka madaxtinimo loo dhaariyey sannadkii 2017, waa xilli laga joogo ku dhowaad Afar Sannadood. Qaabkii ay
Kooxda Sheegata Mumeteliinta Somaliland Ee Ku Sugan Soomaaliya Oo Gudbiyay Liiska Murrasahxiinta Aqalka Sare
Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Kooxda sheegtay mumeteliinta Somaliland ee Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble u gudbiyay Liiska xubnaha ay isku raaceen ee u metelaya aqalka sare. Liiska murashaxiinta Xildhibaanada Aqalka Sare ee Gobollada Woqooyi
Djibouti: Waa Sidee Xaaladda Caafimaad Ee Madaxweyne Geelle Lasoo Guryanoqday Iyo Mustaqbalka Dalka
Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Dalka Djibouti Ismaaciil Cumar Geelle oo muddo toddobaad ah dalka Faransiiska u joogay hawlo caafimaad, ayaa dalkiisa dib ugu laabtay, isagoo shalay kasoo degay Madaarka Magaalada Djibouti. Madaxweyne Geelle oo aan muddo lagu arag saaxada,
Gollaha Amaanka Oo Digniin U Diray Madaxda Somalia Ee Dawladda Federaalka
Araweelo News Network. New York(ANN)-Gollaha Amaanka, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaanay ee Soomaaliya, iyadoo khilaafka sii kordhaya ee u dhexeeya Madaxeynaha xilligiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo hawsha doorashada loo xilsaaray.
Dr Sada Mire became the first African Scholar To win SAFA Book Prize for Her Book Divine Fertility
Araweelo News Network. “This fieldwork and commitment to the past of an archaeologically neglected region already makes Sada a pioneer” – Dr Stephanie Wynne-Jones, Trowelblazers and University of York. “This s Book uniquely explores the impact of indigenous