Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: December 2021

Total 66 Posts

Somaliland: Xeerka Madaxeyne Biixi Muxuu kaga Duwanyahay Xeerarkii Xilligii Daahir Rayaale

Araweelo News Network. Qodobada Xeerka Madaxweynuhu Miyay Yihiin Ku Cusub Saamaynse Ma Ku Yeelanaayan Heshiiskii Somaliland iyo Soomaaliya Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray xeer Madaxweyne oo uu sheegay in lagu mamnuucay ka qayb-qaadashada arrimaha siyaasada

Somaliland: Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsatay Xaaladda Sii Xumaanay Ee Maceeshada Iyo Xildhibaan Guruuje Oo Ku Dhaliilay

Araweelo News Network. “Xukuumadda waxaan leeyahay meel aad dheggaha ka furaysataan ma joogto”Guruuje Hargeysa(ANN)-Xaaladda nolosha ayaa sii adkaanay maalinba maailnta ka danbaysa, iyadoo muddooyinkii u danbeeyay maceeshada quutal-daruuriga iyo qiimaha shidaalku kor usii kacayeen suuqyada Somaliland, isla markaana aannay waxba

Somaliland Arrested A Group Of Nigerian made money forgeries

Araweelo News Network. Hargeisa (ANN) -Somaliland Immigration Chief Brigadier General Mohamed Osman Alin (Dayib) has spoken out against three foreigners who entered the country to make counterfeit money. Brigadier General Mohamed Osman Alin (Dayib) today addressed the media at the

Somaliland: Madaxweyne Kow iyo Tobban Bilood kaddib Maxaad Ka Tegeysaa ? Xisbiga WADDANI

Araweelo News Network. Xoghayaha Xisbiga Mucaaradka Ee Waddani Oo Dhaliilo U Jeediyay Madaxweyne Biixi iyo Xukuumaddiisa Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa si weyn u dhaliilay siyaasada iyo hoggaamintya Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Xoghayaha guud ee xisbiga mucaaridka ah ee

Socdaalka Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Ee Waqooyiga Ameerika

Araweelo News Network. Wefdiga Wasiir Dr. Kayd oo kulamo muhiim ah la yeeshay xildhibaano Canada Ah iyo Jaaliyadda Somaliland Ottawa(ANN)- Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud (Raagsaale), ayaa kulan la yeeshay Xildhibaano

Somaliland Xukuumadda Oo Xabsiga Ku Gurtay Ganacsatada Roodhida Hargeysa

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta xabsiga ku gurtay ganacsatada wersheddaha yar-yar ee soo saara Roodhida. Xadhiga ganacsatada, ayaa yimi kaddib markii ay habeenkii Axadda 5 December shaaciyeen in qiimaha roodhida la kordhiyay, isla markaana ay ku dhawaaqeen

Boorama Oo Ka Hadashay Dagaalka Ethiopia Iyo Mawqifkooda Dhinacyada Ku Hirdamaya  

Araweelo News Network. Boqolaal Qof Oo Qoxootiga Ethiopia oo soo gaadhay Awdal Boorama(ANN)-Dadka kasoo qaxay dagaalada ka socda dalka Ethiopia, ayaa firxadkoodu soo gaadhay xarunta gobolka Awdal ee Magaalada Boorama. Salaadiinta iyo Madax-dhaqameedka gobolka Awdal, ayaa ka hadlay xaaladda dagaalka

Somaliland: Guddoomiyaha UCID Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Xorriyadiisa Loo Celiyo Jillaa Dhalinyaro Ah

“Madaxweynaha waxaan leeyahay Somaliland Bakhaar aad leedahay ” Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Araweelo News Network Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka Somaliland ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa canbaareeyay xadhiga Wiil dhalinyaro ah oo muuqaalo riwaayad ah oo uu ku

Somaliland: Marwo Faadumo Siciid oo la Guddoonsiiyay Abaalmarin Caalami Ah

Araweelo News Network. Qaahira (ANN)-Marwo Faadumo Siciid oo ka mid ah haldoorka Somaliland, isla markaana xilligan ah La taliyaha xidhiidhka caalamiga ah ee gollaha guurtida Somaliland,  ayaa la gudoonsiiyay abaalmarin caalami ah. Munaasibad si weyn loo agaasimay oo ka dhacday

Somaliland and Chennai Province of India begin a new relationship

Araweelo News Network. Chennai, India (ANN)-The Vice President of the Republic of Somaliland Abdirahman Abdillahi Ismail in India said that he has signed a memorandum of understanding (MOU), with a hospital in the capital city of Chennai in the southern