Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: February 2022

Total 53 Posts

Ganacsade Barkhad Jibriil Oo Ka Hadlay Koox Ajaanib Ah Su’aalo Haddidaad Ah Weydiiyay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ganacsade Barkhad Jibriil oo ah Mulkiilaha Shirkadda Beeyadda ee Asli Maydi, ayaa ka cawday koox ajaanib ah oo uu sida uu sheegay Maraykan iyo Ingiriis ah, isla markaana ula dhaqamay qaab haddidaad ah, iyagoo ku sugan Hargeysa.

Somaliland Xukuumadda Oo Ka Qaylisay Baraha Bulshada Oo Mucaaradku Ugu Awood Sheegtay

“Waxa la Abuuray Kooxo qarsoon oo Baraha Bulshadda ah Somaliland “ Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Biixi, ayaa ka qaylisay Baraha Bulshada(Social Media), iyadoo sheegtay in kooxo gacan-saar la leh Mucaradka ay si khaldan ugu adeegsadaan, isla markaana

Jawaabaha Degdega Ah Ee Laga Bixiyay Tallaabooyinka Ruushka Ee Ukraine

Cunaqabataynaha La Saaray Ruushka Iyo Putin Oo Dhegaha Ka Furaysatay Araweelo News Network Berlin(ANN)-Dalaka reer galbeedka, ayaa durba jawaabo ka bixiyay tallaabooyinka Ruushka ee ku waajahan Ukraine iyo heshiisyada uu la galay jamhuuriyaddaha Bariga dalkaa ee ka go’ay, kuwaas oo

Putin Oo Amar Siiyay Millateriga Iyo Fallaagada Soomaalida Ukarine Oo Laba Gobol Goosatay

Fallaagada LPR Ee loo yaqaan Guutada Taangiyada goonida Soomaaliya oo goostay Gobollada Donetsk iyo Lugansk Moscow (ANN)-Madaxweynaha Dalka Ruushka Vladimir Putin, ayaa sacadihii lasoo dhaafay ku amaray ciidamaddiisa Millateriga in ay guddaha u galaan Ukraine, isla markaana qabsadaan Magaaladda Caasimadda

Somalia: Sheekh Caan Ka Ahaa Geyiga Soomaalida Oo Qarax Lagu Dilay

Dawladda Federaalka Oo Ka Hadashay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Allah ha naxarisitee waxa lagu dilay geyiga Soomaalida, gaar ahaan maamul gobolleedka Soomalaiya ee Magaladda Kisamayo, Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in Sheekha oo safar hawlo dacwada

Qarax Galaafan Gaadhay Madaxweyne Deni Oo Sababay Dhimasho

Araweelo News Network. Qaraxii Labaad Ee Boosaaso Ka Dhaca Labadiii Caanamaal Ee U Danbeeyay Boosaaso(ANN)-Qarax weyn oo sababay khasaare ayaa galaafan gaadhay Madaxweynaha maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, xilli kolanyo uu la socday soo gelaysay afaafka hore

Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Djibouti

Wasiirka Arrimaha Guddaha Djibouti oo Soo dhoweeyay Madaxweyne Bixii iyo Wefdigiisa Araweelo News Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa gaadhay magaalada Caasimada u ah dalka Djibouti, halkaas oo maanta ay kusoo dhoweeyay wasiirka arrimaha guddaha ee dalkaa. Madaxweyne

Maalinta Dhagax Tuurku waa dhammacdii Hurisay Halganka

Araweelo News Network. 20 February,oo aynu sannad walbba xusno sannad guuradii ka soo wareegtay maalintii ardayda Dugisyada Sare ee magaalada Hargeysa, ay dhagaxa kala hor tageen askartii hubaysnayd ee dhagar qabihii Siyaad Barre, waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM ,ee

Queen Elizabeth Oo Cisbitaalka Loola Cararay

London(ANN)-Boqoradda Dalka Britain Queen Elizabeth, ayaa laga loola cararay Cusbitaalka, waxaana xaaladdeeda ka hadlay Qasriga Boqortooyadda Britain.  Ra’iisal wasaaraha Britain, Boris Johnson iyo hoggamiyayaasha Mucaraadka ayaa arrinteeda ka hadlay. Boris Johnson , ayaa yidhi, “waa hubaa inaan qof walba u

Britain Oo Ruushka Ku Eeddaysay Inuu Maleegayo Dagaalkii Ugu Weynaa

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy Oo Putin Ka Dalbaday Wadahadal Iyo Xaaladda Cabsida Leh Araweelo News Network. London (ANN)- Ra’iisal wasaaraha Britain Boris Johnson ayaa ka dayriyay xaaladda sii xumaanay ee Ukraini isagooo kaga hadlay mushkilada cabsida weyn ee soo waajahaday