Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2022

Total 69 Posts

Somaliland: Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Dhaliilo U Jeediyay Xukuumadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland ee Gobolka Awdal uga soo baxay xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, isla markaana ka mdi ah mudanayaasha ugu hadalka cad ee gollaha wakiillada, ayaa ku dhaliilay xukuumadda

Ukraine: Ruushka Oo Dheggaha Ka Furaystay Canbaaraynta Iyo Tallaabooyinka Reer Galbeedka

Araweelo News Network. Fedorov oo weli la taliye u ah Kremlin-ka ayaa sheegay in uu aaminsanyahay in Putin aannu ka laaban doonin mawqifkiisa Kyiv(ANN)-Canbaaraynta dalalka reer galbeedka ayaa sii kordhay xaallada Ukraine, iyadoo Madaxweyne Putin dhegaha ka furaysatay wax kasta

Xildhibaan Xukuumadda Iyo Axsaabta Qaranka Ku Dhaliilay Qaabka Ay U Wadaan Qorshaha Suuqa Waaheen

MABA LULATEE MAXAY LEEFTAA! Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaan Axmed Dayib oo loo yaqaan (Ku-caddeeye), isla markaana ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada Somaliland uga soo baxay gobolka Maroodi-jeex xisbiga mucaaradka ee WADDANI, ayaa dhaliilo u jeediyay xukuumadda iyo Axsaabta mucaaradka.

Ganacsatada Waaheen Xaalkoodu Waa “Dhicisku inta Birta Loo Soo Siduu Baqtiyaa”

Araweelo News Network.   Maanta oo ah Sabti 09-04-2022 waa Sagaal habeen-Guuradii Habeenkii uu Dabku qabsaday Suuqii ugu weynaa Jamhuuriyada Somaliland ee Waaheen ee ku yaalay Caasimada Hargeysa. Masiibadaa oo dhacday Habeenkii Jimcaha ee 01-04-2022, welina suuqii Waaheen sidii uu u

Maraykanka Oo Ugaadhsanaya Hablaha Uu Dhalay Madaxweyne Putin Iyo Shaqsiyaad Kale

Araweelo News Network. Kateria Tikhonova iyo Maria Vorontsova, Labada Hablood ee Putin Dhalay Washington(ANN)-Maraykanka, ayaa beegsanaya laba hablood oo uu dhalay Madaxweynaha Ruushka Valadamir Putin iyo masuuliyiinta xukuumadda oo magacyadooda la shaaciyay, kuwaas oo ay ku jiraan Danjirayaasha Qaramada Midoobay

Hargeysa: Wasiir Kayd Oo Ka Jawaabay Qoraal Wasiirka Maaliyadda Djibouti Ku Xaqiray Qaranimada Somaliland

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Dr Ciise Kayd, ayaa jawaab ka bixiyay qoraal gef ku ah qaranimada iyo madaxbanaanida Somaliland oo wasiirka Maaliyadda Djibouti ku qoray bartiisa Twitter. Wasiirka Maaliyadda ee Djibouti, Ilyaas Muuse Dawaale oo hoggaaminayay wefdi

Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANi Oo Ka Digay Qaabka Loo Maamulayo Dib U Dhiska Suuqa Waaheen

Araweelo News Network,. “Sida ay dhigayaan Xeerarka iyo Dastuurku waa in dib u shiska suuqa Waaheen iyo maamulkiisa loo daayo gollaha deegaanka Caasimadda Hargeysa” Cabdiraxmaan Cirro Hargeysa(ANN)-Murrashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi, ayaa ka digay qaabka

Somalia: Sirdoonka Oo Ka Digay Qorshe Lagu Khaarajinayo Madaxweyne Farmaajo Iyo Rooble

Araweelo News Network. “Qorshaha Waxa Fuliyana Kooxda AS” NISA Muqdisho(ANN)-Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee loo soo gaabiyo NISA, ayaa ka digtay shirqool lagu khaarinayo Madaxweynaha dawladda Federaalka ee Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo ra’iisal wasaarihiisa Maxamed Xuseen Rooble. Shirqoolka ay ka

Sweden Oo Balanqaaday Doorka Muhiimka Ah Ee Ay Ka Qaadanay Dib U Dhiska Suuqa #Waaheen

Midawga Yurub oo la hordhigayo baaxada khasaaraha Dhaqaale ee uu sababay Dabkii Suuqa Waaheen Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Dalka Sweden, ayaa balanqaaday doorka ay ka qaadanay masiibadii ka dhalatay suuqa Waaheen, iyadoo wefdi ka socda Sweden ay maanta soo gaadheen

Cabdirashiid Dahabshiil Oo Ka Hadlay Qorshaha Ganacstada Ee Ku Waajahan Masiibadii Suuqa Waaheen

“Ganacsatadu waxaan isla qaadanay in Dhaqaale La Ururiyo oo aannay ganac kale ku dhicin ee la gaadhiiyo dadkii dhibaatadu soo Gaadhay, Guddidu waa in ay noqdaan kuwo aan ujeeddo ka lahayn oo aamina”Cabdirashiid Dahabshiil. Araweelo News Network. Hargeysa*ANN)- Guddoomiyaha Guud