Month: June 2022
Somaliland: Mucaaradka Oo Hakiyay Mudaharaadkii Sabtida Loo Balamay
Wadahadal Furmimaayo Ilaa Lasoo Daayo Dadka Xidhan, Mana hor Fadhiisanyno Xukuumadda Madaxweyne Biixi Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa caweyskii caawa sheegay in ay dib u dhigeen mudahaaradka ay hore ugu baaqeen
Siciid Jaamac Xuseen: Magac iyo Meeqaan
W. Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi ‘Gadhwayne’ Araweelo News Network. Allah (SWT) ha u naxariisto Siciid Jaamac Xuseen. Geeridu naxdin bay leedahay, waase xaq Alle oo waa lama-seegaan. Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo indheergarad ku xeeldheer oo hormood ku ah curinta
Maxay Ka Yidhaahdeen Geerida Qoraa Siciid Jaamac Qaar Ka Mid Haldoorka Bulshadu
Rashiid Gadhweyne, Maxamuud Sh. Dalmar iyo Jaamac Muuse Jaamac Oo Tilmaamo Ka Bixiyay Qoraa Siciid jaamac Xuseen Iyo Astaamihii Uu Lahaa Araweelo News Network. London(ANN)-Allah ha u naxariistee, waxa xalay dalka Britain ku geeriyooday Qoraagii weynaa Siciid Jaamac Xuseen oo
Geeridu Tudhaale Ma Leh
Araweelo News Network. Saaxiibkeen, baraheennii, madadaaliyihii, aqoonyahankii dunida uu sidii mayay u maray inooga warrami jiray, maamulihii madaxtooyada Villa Soomaaliya, mutulayaasha SSF, SSDF iyo SNM-ta u ka la gooshay, curiyihii tiraab-curinta toolmoon inoo abqaalay, ababshihii in badan oo dhallinyarada ka
Somaliland: WADDANI Oo Ka Halday Khasaaraha Mudaharaadka Hargeysa, Xildhibaano La Dhaawacay Iyo Saraakiil la Xidhay
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudaharaad ay saaka isugu soo baxeen taageerayaasha axsaabta mucaaradka ee WADDANI iyo UCID, ayaa sababay khasaare dhawaacyo ssoo gaadhay xildhibaano iyo dad shacab ah, iyadoo sidoo kale xabsiga la dhigay saraakiil iyo siyaasiyiin ka tirsan axsaabta mucaaradka
Qoraagii Weynaa Siciid Jaamac Oo Geeriyooday
Araweelo News Network. London(ANN)-Allah ha u naxariistee, waxa caawa dalka Uk ku geeriyooday Qoraagii weynaa Siciid Jaamac Xuseen oo ka mid ahaa haldoorka Aqoonyahanka Soomaalida, isla markaana ka mid ahaa tiirarka ugu muhiimsan ilaalinta iyo tayaynta Af-soomaalitga. Qoraa Siciid Jaamac
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Ukraine Oo Sheegtay In Putin Aan Loo Adeegsan karin Denbiile Dagaal
Araweelo News Network. Ky iv(ANN)- Duulaanka Ruushku ku hayo dalka Ukrain, ayaa galay 104, maalmood, wuxuuna sababay dagaalka Ukraine in dunidu waajahdo maceeshada iyo shidaalka si weyn ugu kacay sicir-barar hadheeyay aduunka. Dagaalka oo weli socda, wuxuu aduunku la daalaa
Go’aamada Ka Soo Baxay Xukuumadda ma Lagu Gaadhi Karaa Xalka Caqabaddaha Taagan?
W/Q: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). “Markay dani meeday tidhi, maxaan talo meel ka deyey; Markay dani maaha tidhi, weydiiyey, qof meel ka deyey, Markay dani maaha tidhi, ku laabtay halkaan ka deyey; Markay dani maaha tidhi, ka sii deyey
Somaliland: Xubnaha Guddida Diiwaangelinta Ururrada Oo La Dhaariyay
Araweelo News Network. Hargeysa(AMM)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta Madaxweynaha Qaranka hortiisa ku dhaariyey Saddexdii xubnood ee ka hadhsanaa Guddida Diwaangelinta Ururrada iyo Axsaabta Siyaasadda ee ay dhawaan ansixiyeen golaha wakiilladu. Guddoomiyaha Maxkamadda