Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: July 2022

Total 55 Posts

Trump Oo Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Ku Tilmaamay Geesi

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Madaxweynihii hore ee Maraykanka Donald Trump, ayaa amaanay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, isagoo ku sababeeyay amaantaa sida ay ciidamada ruushku duulaanka ay ku qaadeen dalka Ukraine ugu dhex mushaaxeen. Madaxwaynihii hore ee Maraykanka Donald Trump waxa

Britain: Rishi Sunak Oo Kusoo Baxay Tartan Adag Oo Daaqada Ka Saaray Boris Johnson

Araweelo News Network. London(ANN)-Tartanka loogu jiray xilka ra’iisal wasaaraha Britain ayaa noqday mid laysku waajaahay loollan adag, Wasiirkii hore ee maaliyadda Rishi Sunak ayaa ku guuleystay in uu hoggaamiyo  tartanka, isagoo  noqday  ra’iisal wasaaraha xiga ee Britain ee beddelaya Boris

Sheekh Aadan Siiro Hormoodkii Samafalka Oo Geeriyooday

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Sheekh Aadan Maxamuud Xiiray (Aadan Siiro) oo ka mid ahaa Cuimada Somaliland, isla markaana caan ku ahaa arrimaha samafalka iyo khayriga oo uu juhdi iyo dedaal baddan gelin jiray, ayaa ku geeriyooday dalka Hindiya 14 July 2022,

Sri Lanka: Madaxweynihi Dalka Oo Naftiisa La Baxsaday Iyo Xaaladda Oo Qasan

Araweelo News Network. Colombo (ANN)-Madaxweynihii dalka Sri lanka ayaa naftiisa la baxsaday , kaddib markii muddaharaadyo gulgilay dalka ay sababeen in gurigiisa loogu daato, iyadoo dhaaqalaha dalka oo horeba u liitay u dhulka galay, isla markaana gaasta la shito iyo

Vladimir Putin Oo Kusii Jeeda Iran Iyo Biden Oo Ka Degey Israel Xiisadda Siyaasadeed Ee Gobolka

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Madaxweynaha Dalka Maraykanka, Joe Biden, ayaa ka degay Tel Aviv., isagoo kulamo la yeeshay hoggaamiyayaasha Israel. booqashadiisa ayaa ah safarkii ugu horeeyay ee dalka Israel uu ku booqdo tan iyo markii uu ku guulaystay doorashadii Maraykanka ee

Somaliland: Dhawaaqyada Kasoo Baxay Kulankii Saddexaad Ee Xukuumadda Iyo Mucaaradka Iyo Dooddaha Is Khilaafsan

Araweelo News Network. Guddoomiye Xirsi Muxuu Ka Yidhi? Hargeysa(ANN)-Kulankii saddexaad ee xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Hoggaamiyayaasha Axsaabta ee mucaaradka oo maanta ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee magaalada Hargeysa, ayaa ku dhammaaday in lasii wado kulamada ilaa inta xal

Washington: Madaxweyne Biden Oo Kusii Jeeda Bariga Dhexe Meel Marinta Qorshaha Ciidamo Difaac Oo Sacuudiga Iyo Israel Yeeshaan

Araweelo News Network. Washington (ANN)-Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa safar ugu baxaya maalinta Arbacada dalalka Khaliijka, waxayna la xidhiidha booqashadiisu kaddib markii lagu dhaleeceeyay inuu yahay anshax ahaan mid dalkiisa u horseeday inuu musalafo, iyadoo dhaleecayntaa sabab looga dhigay

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Xukuumadda Iyo Axsaabta Mucaaradka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kulankii labaad ee xukuumadda Madaxweyne Biixi iyo Hoggaamiyayaasha Axsaabta ee mucaaradka ayaa maanta ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee magaalada Hargeysa. Kulankaa oo ka sokow madaxda mucaaradka iyo xukuumadda, waxa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Guurtida,

Somaliland A few so called sheikhs

Araweelo News Network A few so-called sheikhs in Somaliland The erroneous interpretation of the Deen by some so-called sheikhs in Somaliland. I totally disagree with what Sheikh Arab said about Eidal Adha and I will try my best to explain

Ruushka Oo Joojiyay Gaasta Jarmalka Iyo Walaaca Dalalka Galbeedka

Araweelo News Network Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa ka dhabeeyay in uu hakiyo shidaalka uu siiyo Jarmalka, iyadoo Shirkadda gaasta ee Ruushka ee lagu magcaabo Gazprom ay joojisay dhuumaha gaaska dabiiciga ah ee ugu weyn ee u socda Jarmalka. Laxidhiidha: Moscow: Dhuummaha #Shidaalka