Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: November 2022

Total 63 Posts

Sirdoonka Sucuudiga Oo Ka Digay Weerraro Iran Ku Qaado Maraykanka Iyo Riyadh

Araweelo News Network.   Riyadh(ANN)-Boqortooyda sucuudi carabiya iyo maraykanka ayaa aad uga cabsi qabta weerraro la filayo in Iran ay ka fuliso Guddaha Boqortooyada Sucuudi Carabiya. Wargeyska caanka ah ee “The World Street “, ayaa faafiyay warbixin sir ah oo

Ukraine: Burburka Adeegyada Bulshada Ee Biyaha Iyo Laydhka Iyo Maraakiibta Oo Ka Hulleelay Badda Madaw

Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Maayarka magaaladda Caasimadda ee Kyiv Vitali Klitschko ayaa sheegay in Biyo iyo sahay koronto lagu soo celiyay caasimadda Ukraine. Kaddib markii Ruushku burburiyay Isniintii gebi ahaanba adeegyada aassaasiga ah.  Laxidhiidha: Ukraine: Caasimadda Oo Laydhka Iyo Biyaha Laga

Djibouti: Madaxweyne Geelle Oo Si Qarsoodi Ah Shirkadda Diyaaraddaha Ee Air Djibouti Uga Iibiyay Salaam Bank

Araweelo News Network   Djibiuti(ANN)-Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa si qarsoodi uga iibiyay shirkadda Diyaaraddaha ee Air Djibouti Salaama Banka, iyadoo shirkaddu maamulaysay Hawlaha garoonka, kuwaas oo ah hawlo muhiim ah, sida badqabka hawadda iyo hubinta tayada wanaagsan ee adeegyada.