Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: April 2023

Total 50 Posts

The Role of Somaliland in its Strategic Position in the Red Sea and Global Geopolitics

#Araweelo_News_Network.   Somaliland to position itself strategically and make informed decisions that will benefit the country in the long run. It is crucial for Somaliland to stay up–to–date with global developments and adapt accordingly. By,  A. Artan Independent Author.  

Switzerland Oo Lagu Dhaleeceeyay Inay Ka Faagatay Dagaalka Ukraine

#Araweelo_News_Network.   Berlin(ANN)-Dawladda Switzerland, ayaa dhaleecayn kala kulantay dalalka Midawga Yurub iyo xulufadda Maraykanka, kaddib markii ay diiday inay qayb ka noqoto dagaalka Ukraine. Switzerland, ayaa difaacay siyaasaddeeda ku waajahan in dalkeedu aannay qayb ka noqonay in hubka loo dhoofiyo

Wiilka Afhayeenka Kremlin Dmitry Peskov Oo Ku Biiray Dagaalka Ukraine  

#Araweelo_News_Network.   Moscow(ANN)-Wiilka uu dhalay Afhayeenka Aqalka looga taliyo Ruushka ee Kremlin,  Dmitry Peskov, oo magaciisu yahay Nikolai Peskov, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Ruushka ku sheegay inuu go’aansaday inuu uga adeego dalkiisa, isagoo qayb ka noqday dagaalka Ukraine.  

Somaliland and Social Media

#Araweelo_News_Network. Somaliland and Social Media After numerous years of writing and expressing my concerns https://m.facebook.com/groups/309184805824270/permalink/608747172534697/ about Somaliland’s use of social media, the Somaliland Supreme Court has issued a ruling allowing the government to block access to social media platforms such

Laascaanood: Garaad Jaamac Oo Farriimo Iyo Dardaaran Duurxula Jeediyay

“Laascaanood annigaa wax layga weydiinayaa oo Garaadkii Gobolka Ah, hadal meel laga yidhina dal laguma xorreeyo, waana la xisabtamayaa.” Garaad Jaamac #Araweelo_News_Network.   Laascaanood (ANN)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale, ayaa ka hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood iyo collaada ka taagan

Khartoum: Dalka Reer Galbeedka Oo Ka Walaacsan Dariiqa Muwaadiniintooda Looga Saarayo Dalalka Suudaan

Dalalka Khaliijka Oo Culays Lagu Saaray Joojinta Dagaalka Suudaan #Araweelo_News Network.   Khartoum(ANN)-Dagaalka ka qarxay dalka Suudaan, ayaa weli socda, waxaana labada dhinac ee ku dagaalamaya dheggaha ka furaysteen xabad joojin laga dalbaday ugu yaraan saddexda maalmood ee Ciidal Fidri.

Laascaanood: Laba Garaad Jaamac Oo Dhawaaqyo Kala Fog Ka Yidhi Collaada Gobolka

Jihada Nabadda Iyo Jidka Colaada Ee Laascaanood Mawaaqif Kala Fog Labada Garaad #Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Labada Garaad ee wadaaga Magacyada, Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad iyo Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale oo ka mid ah Garaadada ugu tunka weyn madaxdhaqameedka gobola Sool,

Somaliland: Madaxweyne Biixi Qaabkee Uga Hadlay Xaaladda Laascaanood Iyo Joojinta Collaada

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo shacbiga Magaalada Hargeysa kala qaybgalay munaasibadda Salaadda Ciidal Fidri, ayaa ka hadlay arrinta Magaaladda Laascaanood iyo collaada dhawrkii bilood ee u danbeeyay ka aloosnayd. ] Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo

A letter to Amnesty East Africa in connection with a report on Somaliland

Amnesty International #Araweelo_News_Network. Amnesty International. A letter to Amnesty East Africa in connection with a report on Somaliland. Today I came across a tweet and a report entitled Somaliland: Urgent inquiry needed as fighting takes a heavy toll on civilians

Somaliland Iyo Dunida Islaamka Oo Laga Shaaciyay Curashada Bisha Shuwaal

Culimada Oo Ka Hadashay Salaadda Ciida Iyo Jimcaha #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Dunida Islaamka, ayaa laga iclaamiyay in maalinta Jimcaha ay bilatay bisha Shuwaal, isla markaana ay tahay maalinta ciidal Fidri, iyadoo wasiirka Diinta iyo awqaafta Somaliland, ku dhawaaqay. Sh.Cabdirisaaq Xuseen Cali (Albaani)