Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Month: May 2023

Total 62 Posts

Siyaasaddu Maaha Sida Laadhuuda” Guddoomiyaha KAAH Maxamuud Xaashi

“Annagu Waxaan Saarnayn Gaadhiga Madaxweynaha Ee Dorashada Ururada, Waxaase Jira…. “ #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimo baddan oo si weyn saaxadda siyaasadda uga muuqda. Sidoo kale, Maxamuud Xaashi, wuxuu ka hadlay arrimaha siyaasaddeed

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Lasoo Daayo Dadkii Loo Xidhay Rabshadihii Boorma

Maydka Sarkaalkii Lagu Dilay Lughaya Toban Maalmood Ka Hor  Oo Maanta Lagu Aasay Boorama #Araweelo_News__Network.   Hargyesa(ANN)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada kasoo galay gobolka Awdal, ayaa ugu baaqay xukuumadda in lasoo daayo dadkii loo

Guddoomiyaha KAAH Maxamuud Xaashi Oo Ka Jawaabay Heshiiska Dhexmaray Ururkiisa Iyo Xisbiga WADDANI

“Madaxweynuhu Ma Keenin Khariirad Siyaasadeed oo lagu xaliyo arrimaha jira”Maxamuud Xaashi. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimo baddan oo si weyn saaxadda siyaasadda uga muuqda. Sidoo kale, Maxamuud Xaashi, wuxuu ka hadlay arrimaha siyaasaddeed

Somaliland: Booliska Oo Sheegay In La Qabtay Laba Qof Oo Looga Shakiyay Argagixiso

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Taliska Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland, ayaa sheegay inay qabteen laba qof oo looga shakiyay inay xidhiidh la leeyihiin kooxaha Argagixisada. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Sareeye Gaas Maxamed Aadan Sanqadhi (Daba-Gale) oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa ka hadlay

Somaliland: Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Oo Ka Waramay Dagaal Saddex Jiha Ah Oo Ka Dhacay Laascaanood

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland, Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani, ayaa ka hadlay dagaalo maantaoo Salaala ah ka dhacay  aagag kala duwan oo duleedka Magaalada Laascaanood ah. Taliye Nuux Taani oo warbaahinta kula hadlay Taliska Guud ee magaalada

Ruushka Oo Qirtay Saraakiil Lagaga Dilay Bakhmut

#Araweelo_News_Network. Moscow(ANN)- Ruushka, ayaa qirtay in Laba sarkaal oo sare oo ka tirsan milletariga Ruushka ayaa lagu dilay bariga Ukraine, wasaaradda gaashaandhigga ee Moscow ayaa sheegtay Axaddii, iyadoo  arrintan kusoo beegantay xilli ay Kyiv  ballan qaaday in weerarkeeda rogaal-celiska ah

 Erdogan Oo Lumiyay Aqlabiyada Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Doorashooyinka Sida Adag Loogu Dagaalamay

#Araweelo_News_Network.   Erdogan Oo Lumiyay Aqlabiyada Natiijooyinka Hordhaca Ah Ee Doorashooyinka Sida Adag Loogu Dagaalamay Ankara(ANN)-Natiijooyinka hordhaca ah ayaa muujinaya in Erdogan uu lumiyay aqlabiyadda doorashadii sida adag loogu dagaalamay, iyadoo la saadaalinayo inay suurtagal tahay in wareeg labaad la

Natiijada Hordhaca Ah Ee Doorashooyinka Turkiga

#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)-Natiijada hordhaca ah ayaa muujinay in Recep Tayyip Erdogan ku horeeyo tirada codadka la tiriyay ilaa xilligan doorashooyinka ka dhacay Turkiga.   Waxaa jira saddex musharrax madaxweyne oo kala ah Recep Tayyip Erdogan (AK Party), Kemal Kilicdaroglu (CHP), iyo

Codbixinta Doorashooyinka Turkiga Oo Kusoo Dhammaatay Loollan Laysku Cidhiidhyay

#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)- Codbixinta  Doorashooyinka Turkiga ee maanta oo Axad ah May 14, 2023,  ka qabsoomay guud ahaan dalka , ayaa ku soo dhammaaday si nabadgelyo ah, iyadoo laga dareemayo codbixinta in Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu waajahay loollankii ugu adkaa,

Dawladda Britain Oo Lacag Malaayiin Dollar Ah Ku Deeqday Dawladdaha Somalia, Kenya Iyo Ethiopia

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)-Dawladda Britain, ayaa sheegtay inay dhaqaale malaayiin dollar ah ku taageerayso dalalka Soomaaliya, Ethiopia iyo Kenya. Wasiirka Amniga Britain, Tom Tugendhat, ayaa sheegay inay saddexda dal la saxeexdeen heshiis dhigaya in $ 12 .5 milyan oo u dhiganta