#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa sheegay in loo diyaargaroobo doorashada wixii ka danbeeya bisha July 2023.

Madaxweyne Biixi, wuxuu arrintaa ka sheegay mar uu dhagax-dhigay dhismaha Suuqa Waaheen ee Magaalada Hargeysa Sabtidii, isagoo ka hadlay dhibaatooyinka murranka Siyaasadda iyo khilaafka.

Sidoo kale, Madaxweyne Biixi wuxuu bulshada ku canaantay khilaafka iyo kala qaybsanaanta, isagoo usoo jeediyay in la sameeyo horumar iyo iskaashi.

Dhinaca kale, Madaxweyne Biixi wuxuu ka hadlay dhibaatada dabka iyo suuqa waaheen, iyadoo suuqa ugu weynaa Magaalada Jigjiga sidaa oo kale gubtay.

Arrimaha iyo kuwo kale oo Madaxweyne Biixi ka hadlay ka daawo muuqaalkan.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com