#Laascaanood: Dagaal Laysku MIrray

#Araweelo_News_Network

Laascaanood(ANN)-Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo caawa ka bilaabmay dhawr aag oo kala duwan. Malayshiyadda Huwanta ayaa ilaa saddex jiho kasoo  weeraray ciidanka Qaranka Somaliland xilli ku beegan caweyskii danbe.

Xoggo Saraakiisha Millateriga Somaliland ka heshay Araweelo News, ayaa sheegay in dagaalku istaagay saacado danbe oo ku dhow saq badhkii, iyadoo Maleeshiyaddu aannay wax guul ah kala hoyan weerarka.

khasaaraha ayaan si dhab loo ogggayn waxayna saraakiisha Araweelo_News_Network la xidhiidhay sheegeen in aannay xilligan diyaar u ahayn tafaasiil dheeraad ah, balse subaxnimada la shaacin doono wararka dheeraadka ah ee la xidhiidha khasaraha dagaalka ee la gaadhsiiyay

Dhinaca kale, isgaadhsiinta oo liidata iyo xilliga habeenimada awgood ayaan si dhab looga hayn warbixin dheeri  ah dagaalka dib uga bilaabmay Laascaanood.

wixii kasoo kordha kala soco #Araweelo_News_Network

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com