#Araweelo_News_Network.

 

Hargeysa(ANN)~ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa martiqaad u fidiyay saddexda xisbi qaran, kaddib markii uu digreeto kusoo saaray xilliga la qabanayo doorashooyinka.

Qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtiiyadda oo aanb so furan loogu shaacin warbaahinta. Balse Shabakaddaha Araweelo News Network heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu muujiyay martiqaadka oo maalinta Arbacada ee beri oo ku beegan 9 August 2023.

Laxidhiidha: Madaxweyne Biixi Oo Digreeto Ku Cayimay Doorashooyinka

Qoraalka ayaa lagu socodsiiyay  guddoomiyayasha labada Xisbi ee Mucaaradka WADDANI iyo UCID iyo dhigooda Xisbiga muxaafadka ee KULMIYE

Qoraalka halkan ka akhri.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com