#Somaliland: Xukuumadda Oo Dawladda Federaalka  #Somalia Ku Eeddaysay Heshiis Ay La Gashay  #Ethiopia Iyo Qorshayaal Dagaal

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo bandhigay heshiis ay dawladda Federaaka ee Soomaaliya la gashay dawladda Federaalka Ethiopia iyo qorshayaal ka dhan ah Somaliland oo ay sheegtay innay ku waxyeelaynayaan qaranimada Somaliland oo ay gacan ku siinayaan AL-Shabaab  iyo kooxaha qaswadayaasha.

Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay arrimahaa iyo kale

Muuqaalkan ka Daawo