TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 762 Posts

Siciid Jaamac Xuseen: Magac iyo Meeqaan

W. Q. Rashiid Sheekh Cabdillaahi ‘Gadhwayne’ Araweelo News Network. Allah (SWT) ha u naxariisto Siciid Jaamac Xuseen. Geeridu naxdin bay leedahay, waase xaq Alle oo waa lama-seegaan.  Waxa uu ahaa aqoonyahan iyo indheergarad ku xeeldheer oo hormood ku ah curinta

Geeridu Tudhaale Ma Leh

Araweelo News Network. Saaxiibkeen, baraheennii, madadaaliyihii, aqoonyahankii dunida uu sidii mayay u maray inooga warrami jiray, maamulihii madaxtooyada Villa Soomaaliya, mutulayaasha SSF, SSDF iyo SNM-ta u ka la gooshay, curiyihii tiraab-curinta toolmoon inoo abqaalay, ababshihii in badan oo dhallinyarada ka

Go’aamada Ka Soo Baxay Xukuumadda ma Lagu Gaadhi Karaa Xalka Caqabaddaha Taagan?

W/Q: Maxamuud Cali Sh Maxamed (Walaaleye). “Markay dani meeday tidhi, maxaan talo meel ka deyey; Markay dani maaha tidhi, weydiiyey, qof meel ka deyey, Markay dani maaha tidhi, ku laabtay halkaan ka deyey; Markay dani maaha tidhi, ka sii deyey

Wixii Dhacayaba Dhugta oo Afkiina ka Dhawra waxbaa Dhacay!. 

Araweelo News Network.  Waxa aan Canbaaraynayaa Xadhiga, Jidh-dilka, Caddaadiska, Cago-juglaynta iyo Cabudhinta lagula kacaayo saxaafada madaxa banaan ee Jamhuuriyada Somaliland, waxaanan sigaara u dhaliilayaa wax yeeladii iyo Xadhigii layskugu daray suxufiyiintii Hargeysa ka hawlgalayay,  Runtii waa wax laga Xumaado waxa

Suuqa Gubtay Maaha Waaheen

Araweelo News Network. Yaa Dhisay Suuqyada Hargeysa!!! Waxa aan doonayaa in aynu saxno sida ay kala yihiin labadan magac ee midna layidhaa WAAHEEN kan kalana uu yahay SHIRAAQLEH. Marka aynu ka hadlayno asalka Suuq-waynaha Magacii Taariikhda ugu jiray waxa uu

Ganacsatada Waaheen Xaalkoodu Waa “Dhicisku inta Birta Loo Soo Siduu Baqtiyaa”

Araweelo News Network.   Maanta oo ah Sabti 09-04-2022 waa Sagaal habeen-Guuradii Habeenkii uu Dabku qabsaday Suuqii ugu weynaa Jamhuuriyada Somaliland ee Waaheen ee ku yaalay Caasimada Hargeysa. Masiibadaa oo dhacday Habeenkii Jimcaha ee 01-04-2022, welina suuqii Waaheen sidii uu u

Worship and Health Benefits of Fasting in Ramadan

Araweelo News Network Fasting is one of the Five Pillars of Islam, which form the basis of how Muslims live their lives on the earth . The other pillars are faith, prayer, charity and making Pilgrimage to the Holy City

Somaliland: Saamaynta Siyaasadeed Ee Ay Ku Talaabsatay Toddobaadyadii U Danbeeyay

Araweelo News Network Saamaynta Balaadhan ee Siyaasadeed eeSOMALILAND ku Talaabsatay Bilihii Ina Soo DhaafayKaddib saamaynta siyaasadeed ee aan hore loo arag intii ay SOMALILAND jirtay ee ay ku yeelataycaalamka iyo is-beddelka balaadhan ee siyaasadii arrimaha dibadda Somaliland oo kor u

Maalinta Dhagax Tuurku waa dhammacdii Hurisay Halganka

Araweelo News Network. 20 February,oo aynu sannad walbba xusno sannad guuradii ka soo wareegtay maalintii ardayda Dugisyada Sare ee magaalada Hargeysa, ay dhagaxa kala hor tageen askartii hubaysnayd ee dhagar qabihii Siyaad Barre, waa dhamacdii hurisay Halganka Geesiyada SNM ,ee

Somaliland: Qaska Siyaasadda Ma Ururro furisbaa mise waa kordhis doon?

Araweelo News Network. W/Q M. Haaruun. “Qofac lagama karo ruux hadduu, qaaxo leeyahay” Abwaan Timacadde. Somaliland waa taas isla oogsatay. Sawaxan siyaasadeed iyo muran qaanuun baa socda. Ururro ha la furo iyo maya, ayaa mushkiladda inteeda muuqataa ka joogtaa, ujeedku

{ }Smiley face