TelesomdahabshiiltanzilSmiley face

Category: Qalinleyda & Qoraaladda

Total 762 Posts

Bal maantuun kaa ku diid, Tashoo doon doon nin kale, Hoggaan qarankaa u diran” Maanso

Araweelo News Network. By. Eng. Abdirahman Dantaada bulshooy ilow, Sidii aad tahay dameer, Dushaa uun uga rarraw, Damiin iyo will an geyin, Dulqaadkaagoo u qaba, Inaadan dareen lahayn, Oo aan daranyada arkayn. Dushaada warkaa ku yaal, Amaba iska diidayoo, Daalkaagaasina

Bisayl La’aanta Siyaasadeed Iyo Dibudhaca Dhaqan-bulsho ee sababay wacyiga garaadka iyo Aqoonta Fekerka xilligan

Araweelo News Network. Maxaa Ku Dhacaya Marka Bulshadu Ka Cabto Durdurka Aqoondarrada?   Waxa aad u bulshadeenna aad ugu soo badanaya dooddaha bulsho ama siyaasadeed, qaadaa dhigga khilaafka afkaarta, macnaynta qaladaadka iyo ceebaynta shakhsiga ah. Waa wax aad looga xumaado

Somaliland: Wasiirkii Hore Ee Maaliyadda Oo Ku Baaqay In Sharciga La Mariyo Afar Kooxood Oo Khiyaamo Ku Kacay

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Yuusuf Maxamed Cabdi Raage oo ahaa Wasiirkii u horreeyay ee Madaxweyne Biixi 2017, u magcaabay Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda Somaliland, ayaa ku baaq in hay’addaha sharciga ee dalku tallaabo ka qaadaan Afar kooxood oo sida uu sheegay

Madaxweyne #Biixi Iyo Madaxweyne #Farmaajo Qaabkee Ayay U Waajaheen #Warbaahinta

Araweelo News Network.   Labada madaxweyne ee ka taliya labada dal ee wallaalaha ah ee Somaliland iyo Somalia (Muuse iyo Farmaajo) labadooduba waxa xilka madaxtinimo loo dhaariyey sannadkii 2017, waa xilli laga joogo ku dhowaad  Afar Sannadood.   Qaabkii ay

#Somaliland: Waa Maxay sababtaXukuumaddu Uga Qayliso Baraha Bulshada (Social Media)?

Araweelo News Network. Xukuumadda Somaliland waxa ay tiraba dhowr jeer cabasho ka muujisay saamaynta leeyihiin wararka iyo macluumaadka lagu baahiyo baraha Bulshada, sida Facebook, Youtube ama Twitter. Cabashada xukuumadda ee arrintan khuseysa waxa ugu dambeeyey wasiirka wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-gelinta iyo

Somaliland: Aragtida Dimuqraadiyadda Iyo Doorashooyinka

Araweelo News Network. W/Q. Aadan Muuse Jibriil Xeel-dheere Arrimaha Dimuqraadiyadda, Nidaamka Axsaabta iyo Siyaasada Doorashadii Somaliland ka dhacday 31/5/021 waxay ku soo dhammaatay guul wayn oo u soo hoyatey Somaliland, taas oo ku soo biirtay guulihii hore, siina xoojisay iftiinka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Isku-shaandhaynta Wasiirrada iyo Saamaynta ay Ku Yeelatay Maamulka Wasaaraddaha

Araweelo News Network. Falanqaynta Mawduuca W/Q. Cabdalla Ismail Yassin (Baalo)              HORDHAC Todobaadkii hore ayay ahayd markii Madaxweynaha JSL Muuse Biixi Cabdi, wuxuu soo saaray Wareegtooyin ku taariikhaysan 02.09.2021, kuwaas Madaxweynuhu ku sameeyay inuu wax kaga bedelo Gollaha Wasiirrada JSL

Daallo Airline iyo Abaalka Duuga ah ee ay Ku Leedahay Dadka Soomaaliyeed

Araweelo News Network Markii ay meesha ka baxday dawladii Soomaaliya 1991-kii, waxa geb ahaanba burburtay qaranimadii Soomaaliya, waxa uu burburku saameeyay oo meesha ka baxday shirkadii diyaaradaha Somali Airline, sida ay dhammaan hay’addihii kale ee qaranka iyo shirkaddihii uga baxeen.

Dawlad iyo Baaralamaanku Waa Ul iyo Diirkeed

Araweelo News Network. Xaq baa iga daboolanne, inaad dabo gashaan weeye; Dambarka iyo labeenta, oo miyiga ciirta lagu daadsho; Dalagii Wajaale oo midhaha deyrta laga goosto; Cunto doorsan, daawada dhacday, iyo daalka iyo yogorta; Niman baa digaag soo dejiyo, caano

Xisbiga KULMIYE Wuxuu u baahan yahay is daba qabasho degdeg ah

Araweelo News Network. Ugu horayn waxaan halkan ka salaamayaa dhamaan ummadda Somaliland, meel kasta ood joogtaan, waxaan idinku salaamayaa salaanta islaamka slm alkm wwbrkt Waxaan ugu horayn u mahad naqayaa illaahay oo inoo suurto geliyay wax kasta oo aynu haysano

{ }Smiley face