Category: Qalinleyda & Qoraaladda
Liiska 21 Masuul Oo Madaxweyne Siilaanyo Magcaabay Ka Akhriso Halkan
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, ayaa magcaabay 21 masuul, isagoo xilalkii ay hayeen ka qaaday Lix masuul oo ka tirsanaa Xukuumaddiisa. kadib markii uu caawa sameeyay xil qaadis isku dhaandhayn iyo magcaabis cusub. sida lagu sheegay qoraal saxaafadeed
Maxaa ka khaldan Warbaahinta Geyiga Soomaalida, Sideese Loo Sixi karaa?
Weriye Khadar Nuux Yoonis Hordhac: – Saxaafadda Somalidu waxa ay ay soo martay marxalado kala duwan oo ku jaan go’an siyaasadda socdaalkeedu aanu wali saldhigin ee imanaysa marba marka ka dambaysa,taasi oo jaranjarooyin adag kaga soo gudubtay sannado. Shaqada Saxaafaddu
Qoraa Masri Ah Oo Ku Riyooday Isagoo Somaliland Yimi, By Cabdiraxmaan Cadami
Dhawaan waxaa soo baxay buug cusub oo laga qoray Somaliland iyo Puntland. Buuga waxaa la yidhaahdaa 29 Maalmood oo aan soomaaliya joogay. Waxaa qoray suxufi Masri ah oo magaciisa ku sheegay Ayman As-siisi . Buuga wuxuu ku bilaabay inuu yimid
Saboolnimada Maxaa Sababa, Sideese Looga Gaashaaman Kara?
Bismilaahi Raxmaani Raxiim: Saboolnimada ama Faqrigu dhibaato weyn ayuu ku hayaa Aadamaha, sidaas awgeed, dhammaan shucuubta adduunku, haddii ay noqoto qaran, qoys iyo shakhsiba waxa ay had iyo jeer heegan ugu jiraan in ay ka feejignaadaan ama ka baxaan Saboolnimada,
9 DECEMBER 1961 INQILAABKII IYO SARKAALKII kU SHAHIIDAY
9 DECEMBER 1961 INQILAABKII IYO SARKAALKII kU SHAHIIDEY. Qalinkii:Mahad Ali-Salaan. Ummaddu waa iney tariikhdeeda si cad u ogaata oo wax ku qaataan,9 Desember 1961 waxaa Hargeisa ka dhacay inqilaab dib loogu soo celinayey xornimadii luntey 1 July 1960,waana goobta ku
Qabyada Qoraalka Afka Soomaaliga: Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan
Qabyada Qoraalka Afka Soomaaliga: Qalinkii Maxamed Baashe X. Xasan Waa qormo ka mid ah waxyaalihii aan kaga qayb galay Barnaamij ka dhacay Stockholm intii u dhaxaysay 4–5 Dec 2015, looguna wanqalay “Maalmaha Dhaqanka iyo Suugaanta Soomaalida. Afafku sidooda ba waa
Siyaasadda ugu Habboon ee La Gudboon Xubnaha Isbahaysiga Murashaxiinta ee Lagaga Guulaystay Tartankii KULMIYE
Qore: Siciid Maxamed Jaamac (Boodsane) Maqaal hore ugu soo baxay wargeysyada Jamhuuriya (Axad, 22.Nov.2015, Vol.24, Cadadka 5923), Foore (Isniin, 23.Nov.2015,Vol.4 Cadadka 800aad) iyo Hubaal waxaan ku falanqeeyay arrimihii sababay guushii Muuse Biixi iyo guuldarradii Isbahaysiga ee shirkii Golaha Dhexe ee
Somaliland Waxay U Baahan Tahay Dib-U-Habayn Mug Leh Iyo Jihayn Cusub
By: Cabdiraxmaan Cadami Gudiga Daba-galka Hubka ee dalalka Eritrea, Somalia iyo Somaliland (International crisis group) oo loo soo gaabiyo ICG waxay dhawaan soo sareen warbixintoodii sanadlaha ee 2015. Gaar ahaan Somaliland waxay ka qoreen warbixin dheer oo tilmaamaysa dhaliilo meelo
Dharaarro xusuustood: Prof. Gees
“No woman no cry Good friends we have had oh good friends we have lost Along the way in this great future you can’t forget your past so dry your tear I say no woman no cry “ Bob Marley
Gorfeynta Buugga “100 Tallaabo Hore U Qaad.” Qalin Maal: Cabdinaasir Axmed Ibraahim
Buuggan oo uu qoray aqoon-yahan Maxamed Cali Bile, magaciisuna yahay “100 tallaabo hore u qaad,“ ayaan jeclaystay inaan intii RABBi iga waafajiyo ka tilmaamo guud ahaan wanaagga iyo dhalliilaha iiga muuqda labadaba. Buug yarehanni waa buug noociisu ku cusub yahay