Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Somalia

Total 1401 Posts

Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Cuntooyin Iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka ayaa lagu wadaa in bishan July  ay ku dhawaaqdo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO),  khatarta caafimaad ee ka dhalata, sida laga soo xigtay ilo oo aqoon u

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Ka Hadlay Mawqifkooda Cabdirisaaq Khaliif Iyo Xaalladda Collaadda Laascaanood

Guddoomiye Xisri Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan   #Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa markii u horraysay si dhab ah uga hadlay mawqifkooda ku waajahan is casilaadda Guddoomiyihii Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif iyo guud ahaan xaalladda

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Uu Shacbiga U Jeediyay Kaga Hadlay Qorshe Muhiim Ah

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa, gaar ahaan masjid-jaamaca weyn kula tukaday salaadda ciidal-Adxa.   Madaxweynaha oo ay wehelinayaan guddoomiye ku xigeenka gollaha wakiillada, qaar ka mid ah

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Xaaladda Laascaanood, Duruufaha Collaadeed Ee Ku Xeeran Iyo Mawqifka Xukuumadda

“Laascaanood Maanta iyadaa Nabad u Baahan, Waxa Kusoo Duulay Puntland. Weliba Waxa Jooga Al-shabaab” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay xaaladdihii ugu danbeeyay ee Magaalada Laascaanood ee collaaddu ka aloosnayd dhawrkii bilood ee

Toos U Daawo Munaasibadda 26Juun Oo La Weyneeyay

#Araweelo_News_Network.       Hargeysa(ANN)-Munaasibad aad u qurux baddan oo lagu xusayay Sannad Guurada 63aad ee madaxbannaanida Somaliland 26 June 1960, ayaa si toos ah uga socota madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland.       Halkan ka Daawo Toos      

The request of the President of the Federal Government of Somalia to lift the arms embargo has brought scandal to the Security Council and the United States

Shocking, leaked documents reveal evidence of the incident, including uniforms, military boots, AK-47 rifles, American rifles, and ammunition. That the federal government of Somalia should be helped in the fight against Al-Shabab, but instead it was distributed to militias affiliated

Xuska 26ka June iyo Ciidamadii Somaliland Scouts Oo La Maamuusay

#Araweelo_News_News   Xuska 26ka June iyo Ciidamadii Somaliland Scouts oo la maamuusay Hargeysa(ANN)-Munaasibad aad u qurux baddan oo lagu xusayay Sannad Guurada 63aad ee madaxbannaanida Somaliland 26 June 1960, ayaa lagu qabtay Hudheelka Crown ee Hargeysa. Munaasibadan oo si gaar

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Iyo Isku Beddel Ku Sameeyay Masuulyiin Xukuumadda Ah

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa soo saaray digreetooyin  magcaabis iyo isku beeddel uu ku sameeyay masuuliyiin xukuumadda ah. Digreetada Madaxweyaha oo ku taariikhaysan Axad 25 Jun 2023, ayaa u dhignayd sidan: Halkan ka akhri. Please share with

The Ministry of Defense of Somaliland issued a press release on the Battle of Las Anod

#Araweelo_News_Network.   The Ministry of Defense of Somaliland issued a press release on the Battle of Las Anod.   Hargeisa(ANN)-The press release of the Ministry of Defense of the Republic of Somaliland regarding the war that took place today in

Somaliland is commemorating its 63rd anniversary of independence

#Araweelo_News_Network. On Monday 26 June 2023, Somaliland is commemorating its 63rd anniversary of independence   Five weeks ago on 18th May 2023, the nation of Somaliland happily celebrated the 32nd anniversary of re-asserting its independence which marked the end of the